Thursday, August 31, 2023

Md JFS Xasan Sheekh oo Taliska hoggaaminta dagaalka Al-shabaab u badalaya degmada Maxaas

 Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mudo ku dhaw hal bil ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug oo uu u tagay hoggaaminta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ayaa warar soo baxaya waxay sheegayaan inuu ku wajahan yahay...
Share:

Wednesday, August 30, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday ciidamada Xoogga ee ku hawlan ciribtirka Khawaariijta

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha Hay'adaha Dowladda ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga Dalka ee dagaalka lagu ciribtirayo Khawaariijta ee degmada Aadan Yabaal,...
Share:

Tuesday, August 29, 2023

Ciidamada dawladda oo dib uga gurtay deegaano ay hore uga qabsadeen al-Shabaab

 Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo dhaafay. Laba ka mid ah saraakiisha dawladda oo diiday in magacooda la sheego maadaama aysan oggolaansho u...
Share:

Monday, August 28, 2023

War murtiyeed kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaran ee Dhuusomaeeb ka socday

 Shirkii todobaad ee golaha wadatashiga qaranka oo uu shir gudoominayey madaxweynaha jamhuuriyada mudane xasan sheikh maxamuud ayaa lagu qabtay magaalada dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka galmudug 26-27 August 2023 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...
Share:

Sunday, August 27, 2023

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay madax ka socotay madasha mutadawiciinta

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Madasha Mutadawiciinta Soomaaliyeed (Somalia volunteering work forum). Guddoomiyaha ayaa isbarasho kadib ka dhageestay Guddoomoyaha madasha Mudane Xasan...
Share:

Saturday, August 26, 2023

Ra'iisul Wasaaraha JFS xamze cabdi barre oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa, Saalix Axmed Jaamac, ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Gor-Gor”,...
Share:

Friday, August 25, 2023

Wasiirka isgaarsiinta oo ka hadlay sababta ugu weyn ay dowladdu u joojinayso Tiktok, 1xbet iyo Telegram

 Wasiirka isgaarsiinta iyo teknooljiyada xukuumadda Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif ayaa ka hadlay sababta ugu weyn ee ay dowladdu u xirayso isticmaalka baraha bulshada, sida Tiktok, 1xbet iyo Telegram. Wasiirka isgaarsiinta ayaa sheegay Dowladda inay dhibaato weyn ku...
Share:

Thursday, August 24, 2023

Madaxweyne JFS Xasan Sheekh oo siyaasiyiin iyo bulshada Galmudug kala hadlay xasilinta deegaanada laga saaray Al-shabaab

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay kulan kula qaatay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo shacabka Galmudug. Madaxweyne Xasan Sheekh oo si ku meel gaar ah ugu sii shaqeynaya magaalada Dhuusamareeb...
Share:

Wednesday, August 23, 2023

RW XFS oo la kulmay Wasiirada Warfaafinta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed

 Mudane Xamsa Cabdi Barre Ra’isul WMudane Xamsa Cabdi Barre Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hoygiisa ku qaabilay Wasiirka Warfaafinta XFS, Wasiirada Warfaafinta dowladaha xubnaha ah dowladda Federaalka iyo Agaasimaha guud ee Warfaafinta gobolka Banaadir. Kulanka...
Share:

Tuesday, August 22, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibrahim Yuusuf. Guddoomiyaha ayaa safiirka kala hadlay xoojinta xiriirka...
Share:

Monday, August 21, 2023

R/W Xamsa oo guddoomiyay shir looga hadlayay u diyaargarowga shirka Isbadalka Cimilada Adduunka ee COP28

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka wadatashiga Soomaaliya ee ku saabsan u diyaargarowga shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka (COP 28), kaas oo ay ka qeyb galeen 12 Wasaaradood oo qeyb ka...
Share:

Sunday, August 20, 2023

Shirkada DP World ayaa dhamaadka sanadkan dhamaystirtay balaadhinta dekeda magaalada Boosaaso ee Puntland

 Wasiirka dekedaha ee maamul goboleedka Puntland ee waqooyi bari Soomaaliya, Axmed Yaasiin Saalax, ayaa sheegay in DP World la filayo in dhamaadka sanadkan ay dhamaystirto balaadhinta dekedda Boosaaso ee maamulkaasi. Mashruucan oo ay ku baxayso lacag dhan 366 milyan oo...
Share:

Saturday, August 19, 2023

Madaxweyne Xasan Sheikh oo magacaabay agaasimaha madaxyooyada Soomaaliya

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u Magacaabay Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka, kadib markii uu dhawaan is casilay Agaasimihii hore. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cusub ee Madaxtooyada Qaranka in Alle uu u fududeeyo...
Share:

Friday, August 18, 2023

Madaxweyne Xasan oo ku dhowaaqay inta bil ee dalka looga xoreynayo Al-Shabaab

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladda uu yahay in Al-Shabaab dalka looga saaro muddo shan bilood ah.  Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay kulan ay dadweynaha su’aalo ku weydiiyeen oo xalay lagu qabtay magaalada Dhuusomareeb. Madaxweynaha...
Share:

Thursday, August 17, 2023

Soomaaliya iyo Masar ayaa ka wada hadlaya sidii ay iskaashi wadajir ah u yeelan lahaayeen

 Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Dr. Ayman Ashour ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdiga la socday, iyadoo uu goob...
Share:

Wednesday, August 16, 2023

Imaaraatka Carabta ayaa bogaadiyay dadaalka dowladda Soomaaliya ay kula dagaalamayso Al-Shabaab

 Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bogaadisay dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku bixisay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ciribtirka musuq maasuqa iyo horumarka lagu gaaray. Tani waxay ka dambeysay kulan uu Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Hamzah Abdi Berri, uu maanta oo...
Share:

Tuesday, August 15, 2023

RW Xamsa oo guddoomiyay shir looga hadlayay mudnaanta dowladda marxaladda deyn-cafinta kadib

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan muhiim oo looga hadlayay jiheynta dhaqaalaha dalka marxaladda deyn-cafiska kadib. Shirka ayaa lagu soo bandhigay talo-bixin ay sameeyeen Golaha...
Share:

Monday, August 14, 2023

Xarunta Gargaarka ee Boqor Salmaan ayaa 1,000 boorso oo iskuullo ah ka qeybisay gobolka Saaxil ee Soomaaliya

 Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimad ee Boqor Salmaan ayaa ah mid ka mid ah howlaha bini’aadantinimo ee ugu muhiimsan ee ay qabato Boqortooyada Sacuudiga, waxaana xaruntan looga gol leeyahay in gargaar bani’aadanimo iyo gargaar la gaarsiiyo dalalka iyo bulshooyinka ku dhibaateysan...
Share:

Sunday, August 13, 2023

Md JFS oo qodobo aad u culus kala hadlay Catriona Laing

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing. Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay qorshaha xasilinta...
Share:

Saturday, August 12, 2023

Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhanka amniga

 Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodeshi” ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Juma Al-Rumaythi. Wasaaraddu waxay qoraalkeeda ku sheegtay in Wasiir...
Share:

Friday, August 11, 2023

Md JFS oo xarriga ka jaray Laanta Bankiga Dhexe ee Galmudug

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray laanta Bangiga Dhexe ee oo uu ka hirgeliyay magaalada Dhuusamarreeb. Munaasabadda xarig jarka waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi...
Share:

Thursday, August 10, 2023

RW Soomaaliya ayaa kala hadlaya safiir ku xigeenka Mareykanka sare u qaadista iskaashiga dhanka ciidamada iyo la dagaalanka argagixisada

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, mudane Shane Dixon, oo ay isla soo qaadeen xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo...
Share:

Wednesday, August 9, 2023

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa booqday keydka xarunta Hay’adda ee SoDMA.

 Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta waxa uu kormeeray keydka ama Baqaarka xarunta dhexe ee SoDMA oo ay ku jiraan qeybaha kala duwan ee Raashinka, Daawooyin iyo Dhar taas oo loogu talagalay in dhawaan loo daabulo...
Share:

Tuesday, August 8, 2023

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya

 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa kula kulmay safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Michael Nithfrianakis. Intii uu socday kulanka ayaa Ra’iisul Wasaare Hamza iyo Danjire Nithfrianakis waxa ay uga wada...
Share:

Monday, August 7, 2023

Shiinaha ayaa $150 ugu deeqay dadka ku nool deegaannada laga saaray Al-Shabaab

 Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maantay Xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Safiirka Dawladda Shiinaha u jooga Soomaaliya Fea Shengchao. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Xubno ka tirsan Madaxda...
Share:

Sunday, August 6, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si KMG ah ugu shaqeynaya magaalada Dhuusamareeb

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin wasiirro iyo saraakiil ciidan ayaa maanta oo Sabti ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ee bartamaha dalka. Madaxweynaha...
Share:

Saturday, August 5, 2023

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wafdiga Sacuudiga kala hadlaya sidii ay isaga kaashan lahaayeen dhinacyada amniga iyo maalgashiga

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Khamiis ah xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Dr. Madaxweynaha ayaa dhambaal ka guddoomay wafdiga Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog