Showing posts with label Soomaaliya. Show all posts
Showing posts with label Soomaaliya. Show all posts

Wednesday, March 6, 2024

Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Safiirka Shiinaha

 Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta booqatay Safaarada Shiinaha ay kuleedahay Magaalada Muqdisho waxaana soo dhaweeyay safiirka u fadhiya Dalka Ambassador Fei Shengchao. Labada...
Share:

Sunday, February 18, 2024

Shuhadadii la beegsaday ayaa waxa ay ku guda jireen waajibaadkooda shaqo ee tababarida iyo tayeynta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

 Shuhadadii iyagoo dhiigooda wata ayaa dalkooda iyo dadkooda sharaf iyo karaamo u soo hooyay, Carab walbana sharaf ayay u soo hoyiyeen. Shuhadadii geesiyaasha ahaa ee naftoodii sharafta lahaa u huray danta qaranka iyo mabaadi’da suuban ee aynu ku hayno. Naftood hurayaal...
Share:

Tuesday, February 13, 2024

Magacyada saraakiishi Imaaraatka Carabta ee ku shahiiday weerarkii Soomaaliya iyo sare u qaadida awoodooda dhanka ammaanka

 Shuhadada Imaaraatku waa wiilal qaran oo naftood hurayaal badan u soo huray ilaalinta amaanka iyo nabad gelyada Imaaraatka Carabta. Dalka hooyo ama fulinta hawlgallada bini'aadantinimo iyo doorarka samatabbixinta, naf-hurayaashan waxaa loo tixgeliyaa mawduuca lagu majeerto, ixtiraamka...
Share:

Sunday, February 4, 2024

Wasiirada Difaaca ee Isbaheysiga la dagaalanka Argagaxisada ee uu Sacuudiga hogaamiyo ayaa ku kulmay Magaalada Riyaad

 Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Riyaad kaga qeybgalay Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca wadamada Islaamka (IMCTC) Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa  Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada...
Share:

Thursday, February 1, 2024

Madaxweynaha JFS oo dalka Isu-tagga Imaaraatka kaga qeyb galay shir ku saabsan Amniga Soomaaliya

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay amniga Soomaaliya oo ay martigelisay dowladda Imaaraadka Carabta. Shirkan oo dhacay Arbacadii shalay ayaa waxaa ka qeyb galay dalalka Soomaaliya ka taageera...
Share:

Sunday, January 28, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya Ambassador Valentin Zellweger, waxaana ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhaxeeya...
Share:

Tuesday, January 23, 2024

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo la kulmay Madaxa Sanduuqa Horumarinta Sacuudiga

 Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ferdousa Othman iyo wafdigii la socday ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudiga kula kulmay Madaxa Sanduuqa Horumarinta Sacuudiga, Sultan bin Abdulrahman...
Share:

Monday, January 22, 2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta Mudane Adel bin Abdulrahman Al-Asoumi. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Mudane Al-Asuumi sidii loo horumarin lahaa xiriirka qotada dheer iyo...
Share:

Sunday, January 21, 2024

Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Garoowe maalmaha soosocdo

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegi doona magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, si uu uga qeyb-galo caleema saarka madaxweynaha dib loogu doortay maamulkaasi ee Saciid Deni. Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland...
Share:

Sunday, January 14, 2024

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐞𝐲 𝐝𝐞𝐞𝐪 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐚𝐠𝐚𝐥𝐞𝐲 𝐠𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐞𝐠 𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐡

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Dr. Ali Haji Adam 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐞𝐲 𝐝𝐞𝐞𝐪 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐚𝐠𝐚𝐥𝐞𝐲 𝐠𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐞𝐠 𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐡 𝐭𝐚𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐭𝐢𝐦𝐢𝐝 𝐒𝐚𝐥𝐝𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧. Munaasabada...
Share:

Thursday, December 28, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ambabaxay dalka Djibouti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyadda Djibouti. Ujeedka socdaalka Madaxweynaha ayaa ah in la sii ambaqaado dadaalka wadahadallka u dhexeeya DFS iyo Somaliland iyo xalinta...
Share:

Monday, December 25, 2023

Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey Imaaraadka kaalmada deeqsinimada leh ee ay u fidiyeen dalkiisa

 Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee hay'adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Safiirka Dowladda Iskutagga Imaaraatka Carabta danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay...
Share:

Sunday, December 24, 2023

Xaalado adag oo xagga nolosha ah oo laga soo warinayo bulshada Degmada Ceelwaaq

 Degmada Ceelwaq ee Gobalka Gedo oo ka mid ah degmooyinka ay sida ba’an u saameeyeen daadadka xooggan ee ka dhashay El-nino, ayaa waxaa halkaas ka jirta xaalad adag oo dhanka nolasho ah, iyadoo wali gudaha xaafadaha degmadaas biyihii ku soo rogmaday ay fadhiyaan, iyadoo...
Share:

Thursday, December 21, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, kaasi oo uu si weyn ugu bogaadiyay Soomaaliya. Kulanka Xamza iyo Geelle ayaa waxaa looga wada-hadlay...
Share:

Sunday, December 17, 2023

Wajiga labaad ee dhimista ciidanka ATMIS oo maanta si rasmi ah u bilaabatay

 Wajiga 2-aad ee dhimista ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u bilaabatay, wuxuuna socon doonaa illaa 31 december ee sanadkan. Sida uu farayo Qaraarka golaha ammaanka ee tirsigiisu yahay 2710, howlgalka ATMIS ayaa la...
Share:

Thursday, December 14, 2023

Hay’adda lacagta adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ku heshiiyey in Soomaaliya laga dhaafo deymaha ku kacaya 4.5 bilyan oo doolar

 Bangiga adduunka iyo IMF oo Soomaaliya ka cafiyay $4.5 bilyan oo deyn ah Hay’adda lacagta adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ku heshiiyay in Soomaaliya laga cafiyo 4.5 bilyan oo dollar oo deyn lagu lahaa Arbacadii kaddib markii dalka Geeska Afrika uu soo gabagabeeyay...
Share:

Wednesday, December 13, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir-gudoomiyay shirka amniga Soomaaliya ee New York

 Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta QM ku guddoomiyay Shirka Amniga Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Talaado ah shir-gudoomiyay shirka amniga Soomaaliya ee ka socda xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...
Share:

Saturday, December 9, 2023

Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Jabuuti

 Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray dalka Jabuuti. Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimada Jabuuti kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan...
Share:

Tuesday, November 28, 2023

Xiriirka Imaaraatka iyo Soomaaliya waa mid ku qotoma taariikhda aadanaha.

 Imaaraadka iyo taageerada uu siiyo Soomaaliya heer walbaImaaraatka Carabta ayaa lagu tiriyaa dalka ugu badan ee ka qayb qaata mashaariicda bini’aadantinimo ee Soomaaliya,waxana ay sameysteen buundo cirka iyo badda ah si ay u gaarsiiyaan kumanaan tan oo cunto ah si ay uga badbaadiyaan...
Share:

Sunday, November 26, 2023

Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan mashruuca ceelasha biyaha

Imaaraadka Carabta waxa ay Soomaaliya ku garab taagan yihiin dadaallada ay ku doonayaan in ay ku gaaraan xasillooni, amni iyo horumar. Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan qodista ceelal biyoodyo lagu taageerayo shacabka Soomaaliyeed...
Share:

Nagala soco RSS

Calaamadaha

Keydka Blog