Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la
kulmay Sheekh Axmed Maxamed El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar,
iyagoo ka wada hadlay ahmiyadda dagaalka fikirka ee ka ...
Showing posts with label somalia. Show all posts
Showing posts with label somalia. Show all posts
Saturday, January 20, 2024
Thursday, January 18, 2024
Imaaraadka Carabta oo taageero iyo garab istaag u muujisay dowladda Soomaaliya

War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Imaaraadka ayaa lagu
sheegay in Imaaraadka carabta uu si buuxda u garab taagan yahay dowladda iyo
Shacabka Soomaaliyeed
isla markaana uusan marnaba raali ka ahayn in lagu xad gudbo
madaxbanaanideeda sida uu ku dhawaaqay...
Tuesday, January 9, 2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku wajahan dalka Masar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar mudane, Abdel
Fattah el-Sisi.
Marti-qaadka ayaa waxa dowladda Soomaaliya soo gaarsiiyey wafdi sare oo ka
socday dawladda Masar oo 7-dii...
Tuesday, December 19, 2023
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane
Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee
Machadka Heritage.
Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ku bogaadiyey martigelinta dowladda Jabuuti
ee shirkan iyo Machadka...
Tuesday, December 12, 2023
Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray New York

Xasan Sheekh oo ka degay New York iyo qorshaha safarkiisa oo la shaaciyey
Dowladda Soomaaliya ayaa ku qabanaysa Xarunta Golaha loo dhanyahay ee
Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska Ciidamada iyo
howlgallada Xoreynta.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Saturday, December 9, 2023
Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Jabuuti

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud
iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray dalka Jabuuti.
Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee
caasimada Jabuuti kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan...
Saturday, November 25, 2023
Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay Ururka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo ugu dambayn si rasmi ah ugu biirtay dallada bulshada bariga
Afrika ee EAC
Soomaaliya ayaa loo ogolaaday inay noqoto xubinta sideedaad ee Bulshada
Bariga Afrika Jimcihii, Noofambar 24, 2023, wax yar ka badan hal sano ka dib
markii Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...
Thursday, July 6, 2023
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay ku guuleystay in uu kor u kacay 2.4%
Xafiiska Tirakoobka Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo
saaray warbixin cusub oo muujineysa kobaca dhaqaalaha dalka oo hadda maraya
2.4%.
Warbixintu waxay soo bandhigtay aragtiyo qiimo leh oo ku saabsan xaaladda
guud ee dhaqaalaha Soomaaliya iyo sidoo kale...
Sunday, June 18, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiyada dib u eegista Dastuurka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala
qaatay guddiga la socodka dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka iyo guddiga
madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka.
Kulamadaas ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda
dhammeystirka dastuurka...
Sunday, May 28, 2023
Golaha Wadatashiga Qaran oo gaaray heshiis ay ku jiraan isbedel lagu sameeyo nidaamka dalka
Shirka 6-aad ee golaha wadatashiga qaran oo uu shir-guddoominayay
madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayn ka qeyb galeen, Ra’iisal wasaaraha
dalka,Ra’iisal wasaare ku-xigeenka, madaxda maamul gobolleedyada
Jubbaland,Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo guddoomiyaha...
Monday, April 24, 2023
Soomaaliya oo wadah Qorsho ay doonayso in la kordhiyo joogitaanka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS
Howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS ayaa lagu wadaa in loo
kordhiyo joogitaankooda Soomaaliya, arrintaas oo ay haatan ka wada hadlayaan
dowladda Soomaaliya iyo guddiga nabadda ee Midowga Afrika.Qorshahaan ayaa wuxuu sheegayaa in ATMIS lagu sii hayo Soomaaliya...
Sunday, April 2, 2023
RW - Ku Xigeenka Soomaaliya Oo La Kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed
Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga
Imaaraadka Carabta Ahmed Jumah Alromaith.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta
xiriirka iyo...
Saturday, March 25, 2023
Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Shir ka yeelatay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta
shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Kulanka ayaa lagaga hadlay Xaalada amniga guud iyo dagaalada dib u xoraynta
ee ka socda Inta badan deegaanada Jubaland...
Wednesday, March 22, 2023
Xasan Sheekh” oo ku dhawaaqey in Doorashada soo socota ay noqon doontaa qof iyo cod”
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in Doorashada soo
socota ee marka uu dhammaado muddo xileedkiisa ay noqon doonto mid Qof &
Cod ah si looga gudbo Doorashooyinka Dadban ee muddada lagu soo dooranayay
Xildhibaannada & Madaxda Dowladda Federaalka.
Waxa...
Tuesday, March 21, 2023
Md Xasan iyo Museveni oo kulan ka yeeshay dagaalka iyo qorshaha shirka TCC
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Uganda kulan muhiim ah kula yeeshay
dhiggiisa dalkaasi Mudane Yoweri Museveni.
Kulankaan ayaa waxaa looga wada-hadlay dagaalka socda ee dowladda Soomaaliya
ay...
Thursday, March 16, 2023
Imaaraadka iyo Kongo ayaa ka wada hadlaya xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo maalgashiga
Mudane Dr. Thani bin Ahmed Al Zeyoudi, Wasiiru Dowlaha Ganacsiga Dibadda,
iyo Mudane Denis Christel Sassou Nguesso, Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah iyo
Horumarinta Iskaashiga ee ka dhexeeya qaybaha dadweynaha iyo kuwa gaarka ah ee
Jamhuuriyadda Kongo si kor loogu qaado...
Tuesday, March 14, 2023
Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Kulan la khaatey Safiirka Imaaraadka ee soomaaliya u fadhiya
Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin
Cabdulle ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isu-tagga
Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.
Kulanka oo ka dhacay xarunta safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada
Mogadishu...
Saturday, March 11, 2023
Shir Nairobi uga furmay Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF
Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka
hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya iyo
hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF.
Shirkan ka furmay magaalada Nairobi ayaa inta uu socdo waxaa looga
doodi doonaa sare...
Tuesday, March 7, 2023
Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Madasha 5-aad ee QM ee dalalka soo koraya
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay inay ka
go’an tahay sidii usoo saari lahaayeen khayraadka dalkeena, kaasi oo uu sheegay
in loo marayo wadiiqo u wada faa’iidaynaysa dadka iyo awoodda qaranka.
Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Madasha...
Saturday, March 4, 2023
Midowga Yurub ayaa ogolaaday 116 milyan oo dollar oo lagu xoojinayo ammaanka Soomaaliya
Midowga Yurub ayaa ansixiyay lacag dhan 110 milyan oo Yuuro oo u dhiganta
116.6 milyan oo doolarka Mareykanka ah, si loogu guuleysto dadaallada lagu
xasilinayo Soomaaliya, ee dagaalka kula jira Al-Shabaab guud ahaan dalka.
Ururku waxa uu tilmaamay in 90 Milyan oo Doollarka...