Wednesday, February 22, 2023

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cafimaadka & Daryeelka Bulshada, oo dalb ugudbiyey Safiirka Midowga Yurub

 

Wasaaradda Cafimaadka

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cafimaadka & Daryeelka Bulshada, Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed ayaa manta kulan la qaatay Safiirka Midowga YurubAmbassador Tiina Tillman kaas oo dhacay Xarunta EU diplomatic compound.

Wasiir ku-xigeenka, ayaa kala hadlay Safiiradda Midowga Yurub sida ay sare ugu qaadi lahaayeen taageeradooda farsamo iyo mida dhaqaale lawadaagay howllaha horu-tebinta uleh iyo ahmiydda qaybta adeegga cafimaadka si taageeradda dhaqaale ee wadamadda ka tirsan Midowga yurub ay ugu asteeyaan baahiyaha ka jira adeegga caafimaadka.

Ugu dambayn, Wasiir ku-xigeenka ayaa ugu mahadceliyay taageerada beesha caalamka gaar ahaan midowga yurub dhanka horumarinta arrimaha bulshada.

 

Share:

0 Comments:

Post a Comment

Nagala soco RSS

Keydka Blog