GURIGA »
Soomaaliya
» Wasiirada Difaaca ee Isbaheysiga la dagaalanka Argagaxisada ee uu Sacuudiga hogaamiyo ayaa ku kulmay Magaalada Riyaad
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Riyaad kaga qeybgalay Meertada labaad ee
Wasiirdda Difaaca wadamada Islaamka (IMCTC)
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed
Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey
Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada ku bahoobey Isbaheysiga
Militeriga La-dagaalanka Argagaxisada ee wadamada Islaamka (IMCTC).
Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyey guulaha Shacabka iyo
dowlada Soomaaliyeed ay ka gaareen la dagaalanka iyo Ciribtirka Khawaarijta
Argagixisida ah.
Dhanka kale kale Wasiirka ayaa shirka la wadaagey khatarta ay u
leedahay geeska Afrika iyo Badda-cas xad gudubka Dowlada Itoobiya ay ku baal
martay dhammaan Shuruucda Caalamiga iyo kan Gobolka islamarkaana ugu
xadgudubtay Madaxbanaanida iyo badqabka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka
Soomaaliya.
0 Comments:
Post a Comment