Showing posts with label abaaraha. Show all posts
Showing posts with label abaaraha. Show all posts

Thursday, November 30, 2023

Imaaraadka Carabta oo gargaar deg deg ah ku taageeray dadka ay saameeyeen fatahaadaha Soomaaliya

 Imaaraatka Carabta oo garabkeeda bini’aadantinimo u adeegsaneysa Hay’adda Bisha Cas ayaa u gurmaday dadkii ku waxyeeloobay fatahaadaha Soomaaliya, waxaana ay gaarsiiyeen gargaar cunto oo deg deg ah Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraatka Carabta ayaa xoojisay dadaallada bini’aadantinimo...
Share:

Wednesday, November 29, 2023

Mashaariicda Imaaraadku ka wado Soomaaliya iyo gacmihiisa cadaanka ah ayaa muujinaya isu soo dhawaanshaha weyn ee labada dal ee walaalaha ah

 Imaaraadka iyo taageerada uu siiyo Soomaaliya heer walba Imaaraatka Carabta ayaa ku baaqay in Soomaaliya laga taageero si kor loogu qaado adkeysiga is bedelka cimilada, isagoo tilmaamay in dalka Afrikaanka ah ay wajahaan musiibooyin joogto ah oo ka dhasha is bedelka cimilada,...
Share:

Sunday, October 29, 2023

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza

 Soomaaliya oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ayaa sheegay in Hay’addu iyo shacabka...
Share:

Tuesday, October 24, 2023

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

 Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta gargaarka bini’aadannimo la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr Fei Shengchao. Guddoomiyaha SoDMA ayaa uga mahad-celiyey dowladda...
Share:

Saturday, October 21, 2023

Daadad kusoo rogmaday magaalada Baledweyn oo sababay in laga barakaco xaafado ka tirsan Baledweyne

 Roobab xoogan oo Xalay ka da'ay gudaha iyo daafaha Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sababay in guryahooda ay ka barakacaan qoysas farabadan oo daganaa Xaafadaha Kooshin iyo Xaawa taako. Roobabka ayaa socday ku dhawaad 6 saacadood oo xiriir ah, waxaana...
Share:

Saturday, September 16, 2023

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa kala hadlay mashaariicda gargaarka ah shaqaalaha KSrelief

 Wafdi ka socda Soomaaliya ayaa booqday xarunta King Salman Humanitarian Aid and Relief Centre (KSrelief) ee magaalada Riyadh, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee SPA. Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Bidhaan Warsame...
Share:

Sunday, August 27, 2023

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay madax ka socotay madasha mutadawiciinta

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Madasha Mutadawiciinta Soomaaliyeed (Somalia volunteering work forum). Guddoomiyaha ayaa isbarasho kadib ka dhageestay Guddoomoyaha madasha Mudane Xasan...
Share:

Monday, July 17, 2023

Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa shaaca ka qaaday in 2.7 milyan oo qof ay ku barakaceen abaarta ka jirta Geeska Afrika

 Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in abaaraha ka jira Geeska Afrika ay sababeen barakaca ilaa 2.7 milyan oo qof. Warbixin cusub oo ay soo saartay xaaladda gobolka, WFP waxay ku sheegtay in 1.7 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya, 516,000...
Share:

Friday, July 14, 2023

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ay hogaaminayso Ku-simaha Safiirka Finland

 Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Lataliya-sare iyo Agaasimayaal ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ay hogaamineysay Emma Pajunen oo ah qunsulka u qaabilsan Waxbarashada iyo horumarinta bulshada...
Share:

Thursday, May 18, 2023

JFS oo raashiin gargaar ah u dirtay dadkii ka barakacay fatahaada magaalada Baledweyne

 Iyadoo magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ka jirto xaalado nololeed oo ka dhashay fataahada wabiga Shabeelle uu ka sameeyay xaafadaha oo sababtay iney barakacaan kumanaan qoys ayay dowladda Fedaraalka u dirtay shixnadii gargaar ah oo loogu talo galay dadka...
Share:

Wednesday, May 17, 2023

Imaaraadka ayaa ah dalkii ugu horeeyay oo gurmad u fidiyay dadka ay saameeyeen fatahaadaha gobolka Hiiraan

 Madaxa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Maxamuud Mucalim Cabdali, ayaa uga mahad celiyay Safaaradda Imaaraadka Carabta kaalmada ay soo gaarsiisay dadka ay saameeyeen fatahaadaha ku dhuftay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Imaaraatka...
Share:

Saturday, April 29, 2023

Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ayaa daah-furay mashruuc tijaabo ah oo lagu taageerayo u adkaysiga cimilada Soomaaliya iyo qorshaha la-qabsiga.

  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ayaa daah furay mashruuc tijaabo ah oo lagu taageerayo ajendaha adkeysiga iyo la qabsiga cimilada Soomaaliya. Mashruucan oo loogu magac...
Share:

Sunday, January 29, 2023

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawaabay Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawaabay Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer) oo shalay ka hadlay dagaalka dhaqaale ee ay kala kulmeen dowladda. Wasiir Fiqi oo war qoraal ah soo saaray ayaa hadalka Cali Dheere...
Share:

Wednesday, December 7, 2022

Abdirahman Abdishakur ayaa ku ammaantay taageerada Imaaraadka Carabta ay u fidiyeen dadka ay abaaruhu saameeyeen

  Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Abaaraha, Abd al-Rahman Abd al-Shakuur, ayaa bogaadiyay taageerada Imaaraadka Carabta ee uu hoggaamiyoSheekh Maxamed bin Zayed Al Nahyan  Madaxweynaha Dowladda,...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog