Xiriirka soomaaliya iyo imaaraadka ayaa ah mid sal adag leh, iyadoo Imaaraadku uu safka hore kaga jiro kaalmaynta Soomaaliya ee arrimaha bini’aadantinimada, wuxuuna door muuqda oo dhanka amniga ah ka qaataa taageerada dhismaha ciidamada Soomaaliya iyo kaalmaynta amniga ee dagaalka lagula jiro argagixisada.
Imaaraatka Carabta ayaa kaalinta koowaad kaga jira kaalmada bini’aadantinimo ee Soomaaliya ee heer Carab, iyo heer caalam waxayna hadda ku wajahan yihiin meel aan ka muhiimsanayn arrimaha bini’aadantinimada oo ah dhanka amniga iyo la dagaalanka argagixisada.
Doorka Imaaraadku waa mid la taaban karo marka loo eego ka hortagga dhaqdhaqaaqa al shabaab ee Soomaaliya, waxaana ka marag kacaya fagaarayaasha gobolka iyo caalamka taaku leemaha ay siiso
Sanadihii la soo dhaafay Imaaraadku waxa uu Soomaaliya ka ciyaarayay kaalin weyn oo dhanka ciidamada ah iyo kuwa bini’aadantinimo,iyaga oo dadaal dhab ah u galay dhismaha hay’adaha amniga. UAE waadalka kaliyah ee maantey somaliya si aad ah u tageeraayo
Imaaraadku wuxuu garab taagan yahay Soomaaliya xaalad kasta oo soo martay, wuxuuna siiya kaalmooyin ,sidoo kale waxa ay ka taageeraan la dagaalanka argagixisada iyo dhinacyada kale guulaha laga gaarey maantey al_shabaab imaaraadka ayaa sababteedha lahaay iyo dhismaha ciidanka
0 Comments:
Post a Comment