Showing posts with label gudaha dalka. Show all posts
Showing posts with label gudaha dalka. Show all posts

Monday, February 5, 2024

Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka oo khudbad ka jeediyay xuska maalinta walaaltinimada Adduunka

 Danjire Axmed Juma Al Rumaithi, Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa khudbad ka jeediyay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee walaaltinimada oo ku beegan 4-ta bisha Febraayo ee sanad kasta. Hoos ka akhriso...
Share:

Wednesday, January 24, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray saraakiisha ciidamada cirka Soomaaliya

 Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay saraakiisha ciidamada cirka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ka qalin jebisay Akadeemiyada Al-Zaciim ee dalka Qatar, waxaana uu...
Share:

Saturday, December 23, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xaqiijinaya inay ka go’an tahay dhameystirka dastuurka iyo ka xoreynta dalka Al-shabaab

 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcihii sheegay inay ka go’an tahay dhameystirka dastuurka iyo sidii dalka looga xoreyn lahaa maleeshiyada Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa sheegay in dastuurka oo soo socday tan iyo 2012-ka uu yahay mid ka tarjumaya rabitaanka shacabka...
Share:

Thursday, November 23, 2023

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka shiray xaaladaha ka dhashay daadadka iyo fatahaada

 Golaha Wasiirrada oo ka hadlay gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka iyo daadadka ka jira dalka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka, amniga iyo ciribtirka...
Share:

Sunday, November 19, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shir guddoominayay shirka Guddiga Amniga Qaranka

 Xasan Sheekh oo shir guddoomiyey kulanka amniga qaranka oo looga hadlay afar qodob Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaranka. Shirkaas ayaa...
Share:

Saturday, November 18, 2023

Madaxweynaha ayaa madaxda ciidamada kala hadlay xaaladda amni ee dalka

 Xasan Sheekh oo Guddoomiyay shir ku saabsan Amniga iyo howlgalka xoreynta dalka Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir guddoomiyey kulan uu la qaatay saraakiisha iyo taliyeyaasha ciidamada xoogga dalka iyo booliiska, kaasoo looga hadlay xaaladda amni...
Share:

Thursday, November 9, 2023

Qaramada Midoobay oo sheegtay inay Doomo u dirtay magaalada Luuq si dadka loogasoo daad gureeyo

 Hay'adda Maareynta Musiibooyinka oo Doomaha nuuca dheereya u dirtay degmooyinka ay daadadku ka dhaceen ee Gobolka Gado Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ka jawaabaysa xaaladaha adag ee ka jira gobolka Gedo Degmooyinkiisa kala duwan ee Dowladd...
Share:

Wednesday, November 8, 2023

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

 Soomaaliya iyo ingriiska oo wada hadalo shaxmaray Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Michael Nithavrianakis. Wasiirka...
Share:

Thursday, October 26, 2023

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee dalka

 wada hadal dhax marey Midowga Yurub iyo  Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta oo Arbaca ah kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson. Kulanka oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul...
Share:

Wednesday, October 25, 2023

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

 Midowga Yurub iyo  Soomaaliya oo wada hadal dhax mareyRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson oo ay ka wada hadleen xoojinta...
Share:

Tuesday, October 17, 2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo soo dhaweeyay ciidamada ka soo laabtay Eritrea

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyey ciidammada Soomaaliya ee ka soo laabtay dalka Ereteriya, kaddib markii uu tababar socday muddo shan sano ah. Isagoo xusay in ciidamadu ay dalka dib ugu soo laabteen si ay u xoojiyaan dadaallada...
Share:

Wednesday, October 11, 2023

Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada Muqdisho ka furtay shir heerkiisu sareeyo

 Shir heer sare ah oo heer wasiir ah ayaa maanta oo Talaado ah lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo ay furtey Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka iyo wakiillada Midowga Afrika u qaabilsan Carruurta ee Soomaaliya, waxaana looga hadlay daryeelka iyo xuquuqda carruurta. Kulanka...
Share:

Wednesday, September 20, 2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhin doona Soomaaliya

 Safiirka cusub ee Midowga Yurub Karin Johansson, ayaa shalay oo Isniin ahayd warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ay ka dhacday xarunta madaxtooyada ee magaalada Dusmareeb ee caasimadda...
Share:

Saturday, September 9, 2023

AFRICOM oo iska fogeysay masuuliyadda duqayn dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacday gobolka Galgaduud

 Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa waxay iska fogeeyeen duqayn geysatay khasaare dhimasho iyo dhaawaca oo kasoo gaartay dad rayid ah. Duqeyntan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa lagu dilay shan qof oo rayid ah iyo saddex ka tirsan...
Share:

Tuesday, August 29, 2023

Ciidamada dawladda oo dib uga gurtay deegaano ay hore uga qabsadeen al-Shabaab

 Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo dhaafay. Laba ka mid ah saraakiisha dawladda oo diiday in magacooda la sheego maadaama aysan oggolaansho u...
Share:

Thursday, August 24, 2023

Madaxweyne JFS Xasan Sheekh oo siyaasiyiin iyo bulshada Galmudug kala hadlay xasilinta deegaanada laga saaray Al-shabaab

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay kulan kula qaatay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo shacabka Galmudug. Madaxweyne Xasan Sheekh oo si ku meel gaar ah ugu sii shaqeynaya magaalada Dhuusamareeb...
Share:

Friday, August 18, 2023

Madaxweyne Xasan oo ku dhowaaqay inta bil ee dalka looga xoreynayo Al-Shabaab

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladda uu yahay in Al-Shabaab dalka looga saaro muddo shan bilood ah.  Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay kulan ay dadweynaha su’aalo ku weydiiyeen oo xalay lagu qabtay magaalada Dhuusomareeb. Madaxweynaha...
Share:

Sunday, August 13, 2023

Md JFS oo qodobo aad u culus kala hadlay Catriona Laing

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing. Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay qorshaha xasilinta...
Share:

Saturday, August 12, 2023

Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhanka amniga

 Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodeshi” ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Juma Al-Rumaythi. Wasaaraddu waxay qoraalkeeda ku sheegtay in Wasiir...
Share:

Thursday, August 10, 2023

RW Soomaaliya ayaa kala hadlaya safiir ku xigeenka Mareykanka sare u qaadista iskaashiga dhanka ciidamada iyo la dagaalanka argagixisada

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, mudane Shane Dixon, oo ay isla soo qaadeen xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog