GURIGA »
gudaha dalka
» Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee dalka
wada hadal dhax marey Midowga Yurub iyo Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi
Barre, ayaa maanta oo Arbaca ah kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee
Soomaaliya, Karin Johansson.
Kulanka oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa intii uu
socday waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Midowga
Yurub.
Berri ayaa mahadcelin iyo bogaadin u jeediyay Midowga Yurub taageerada
joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya, sida
lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa warbaahinta.
Yurub oo kufaraxsan guulaha ciidamada somaliya
Safiirka ayaa dhankeeda xaqiijisay in Midowga Yurub ay ka go’an tahay
taageerada Soomaaliya, si gaar ahna diiradda loo saaro xasilinta goobaha laga
saaray Al-Shabaab.
0 Comments:
Post a Comment