Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo
wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.
Madaxaweyne Xasan Sheekh ayaa dalkaas uga qeyb-gaya shirar heer caalami ah
iyo kuwo heer gobol ah oo ka dhacaya Roma.
Shirka...
Monday, July 24, 2023
Sunday, July 23, 2023
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay qorsheyneyso in ay ku xoojiso isbaheysiga milatari ee ay la leedahay Soomaaliya

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay qorsheyneyso
inay xoojiso isbaheysiga milateri ee ay la leedahay dalalka Afrika oo ay
Soomaaliya ku jirto, kadib kulan ay la qaadatay Wasiirka Gaashaandhigga
Soomaaliya, C/qaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka...
Saturday, July 22, 2023
Soomaaliya iyo Britain ayaa ka wada hadlay xoojinta dadaallada lagu ciribtirayo khatarta Al-Shabaab

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda
Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Dowladda
Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Mike Nethifrianakis ayaa maanta oo
Jimco ah kaga wada hadlay xoojinta dadaallada...
Friday, July 21, 2023
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo soo xiray tababarka kor u qaadista doorka gabdhaha saxafiyiinta
Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo
dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka qeyb galay 30 gabdhood oo
saxafiyiin ah oo ka hawlgala hay’adaha Warbaahinta gaarka ah iyo ururada
saxaafadda, waxaa uuna socday intii u dhaxeysay...
Thursday, July 20, 2023
Wasiirka Caafimaadka oo hor tagay guddiga horumarinta adeegga bulshada ee Golaha Shacabka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr; Cali Xaaji Aadam, oo ay wehliyaan
Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Drs; Maryam Maxamad Xuseen, Wasiir Ku xigeenka
Wasaaradda Xildhibaan Dr ; Maxamad Xuseen Maxamad ayaa guddiga horumarinta
adeegga bulshada ee Golaha Shacabka ayaa Warbixin...
Wednesday, July 19, 2023
Ra’iisul Wasaaraha oo daah furay Xarunta Keydka Caafimaadka Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi
Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada
Soomaaliya, taas oo daboolaysa baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan
daawo tayo leh oo la hubiyey badqabkeeda.
Ra’iisul...
Tuesday, July 18, 2023
Howl wadheenka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirkii wadatashiga ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho
Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay shirkii wadatashiga
ahaa ee dhawaan dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh
Maxamuud. Maxamuud iyo madaxdii hore.
Howlgalka ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku yiri: “MidowgaYurub waxa uu soo...
Monday, July 17, 2023
Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa shaaca ka qaaday in 2.7 milyan oo qof ay ku barakaceen abaarta ka jirta Geeska Afrika
Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in
abaaraha ka jira Geeska Afrika ay sababeen barakaca ilaa 2.7 milyan oo qof.
Warbixin cusub oo ay soo saartay xaaladda gobolka, WFP waxay ku sheegtay in
1.7 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya, 516,000...
Sunday, July 16, 2023
JFS ayaa sheegtay inay burburisay kaydkii Khawaarijta ee waxyaabaha qarxa ee gobolka Galagduud

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka, ayaa howlgallo ka dhan ah Alshabaab ka
wada tuulooyinka u dhexeeya degmada Gal-cad iyo degaanka Bud-bud ee gobolka
Gal-guduud.
Saraakiil katirsan ciidanka Dowladda oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa
sheegay inay khasaare weyn gaarsiiyeen...
Saturday, July 15, 2023
Shirka Wadatashiga ee ka socday Muqdisho oo laga soo Gabagabeeye

Waxaa maalintii Khamiistii magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shir
wadatashi ah oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan
Sheekh Maxamuud, kaasi oo looga hadlayay xaaladda dalka.
Shirkan oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka...
Friday, July 14, 2023
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ay hogaaminayso Ku-simaha Safiirka Finland
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud
Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Lataliya-sare iyo Agaasimayaal ayaa maanta
xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ay hogaamineysay Emma Pajunen oo ah qunsulka u
qaabilsan Waxbarashada iyo horumarinta bulshada...
Thursday, July 13, 2023
RW Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay hoygiisa
magaalada Muqdisho kula kulmay Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Dr.
Abdelweli Maxamed Cali “Gaas” iyo Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.
Intii uu kulanka socday ayuu Xamza uga warbixiyay labadii...
Wednesday, July 12, 2023
Soomaaliya iyo Jordan oo kawada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga milatari
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdul
Qaadir Maxamed Nuur oo booqasho ku jooga Boqortooyada Hashemite ee dalka Urdun
ayaa la kulmay Guddoomiyaha Guud ee Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye
Gaas Yuusuf Axmed Al-Hunaiti.
Intii uu socday...
Tuesday, July 11, 2023
RW Xamsa oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Ku Biirista Bulshada Bariga Afrika (EAC)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya mudane
Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulan ballaaran oo looga
hadlayey u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee urur
goboleedka Iskaashiga ganacsiga iyo dhaqaalaha ee bariga Afrika...
Monday, July 10, 2023
Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa ka wada hadlaya sidii ay isaga kaashan lahaayeen xasilinta deegaanada laga saaray Al-Shabaab
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed
Mucalim Faki, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka
Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwalad.
Kulanka dhexmaray Wasiirka iyo Safiirka ayaa looga hadlay sidii Soomaaliya
iyo...
Sunday, July 9, 2023
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeye golaha wasiirada
Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre
ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo
xilka ka qaaday wasiirkii maaliyadda, halka uu magcaabay xubno cusub.
Ra'iisal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa xilkii...
Saturday, July 8, 2023
Madaxweyne Xasan" Dowladda waxaa ka go'an inay ka maaranto kaalmo shisheeye"
Dal waxaa horumariya dadkiisa oo garab istaag buuxa siiya Dowladda si loo
gaaro isku filnaansho buuxa oo dhan waliba ah.
Soomaaliya, waxaa kaalmo buuxa siiya dalal shisheeye, waxayna kaalmadaas ka
timaadaa canshuur dad kale laga qaaday, sababta canshuurta loo qaadayo...
Thursday, July 6, 2023
XFS oo sheegtay inay la wareegtay xarumaha ay baneeyeen 2000 askari oo ATMIS ah
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay inay dowladdu la wareegtay
xarumaha ay baneeyeen 2000 askari oo katirsan ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS.
Wasiirka gaashaandhigga Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa ciidamada ATMIS ku
ammaanay inay door wanaagsan ka qaateen...
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay ku guuleystay in uu kor u kacay 2.4%
Xafiiska Tirakoobka Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo
saaray warbixin cusub oo muujineysa kobaca dhaqaalaha dalka oo hadda maraya
2.4%.
Warbixintu waxay soo bandhigtay aragtiyo qiimo leh oo ku saabsan xaaladda
guud ee dhaqaalaha Soomaaliya iyo sidoo kale...
Wednesday, July 5, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku
qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Madaxweynihii hore xaalada
dalka iyo dadaallada dowladdu...
Tuesday, July 4, 2023
Madaafiic lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo lagu garaacay
xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho abaare Salaadii Subax ee
Saakay.
Hoobiyaasha ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo
gaaray dad shacab ah oo ku sugna guryahooda.
Inta...
Monday, July 3, 2023
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda
Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan kula qaatay magaalada
Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa
ATMIS Danjire Mohamed El-Amine Souef, taliyaha...