Sunday, April 30, 2023

Soomaaliya oo shir muhiim ah kaga qeyb gashay dalka Marocco

 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Rabaat ee dalka Marocco ugu qeybgalay shirka sanadlaha ah ee Hey'addaha Maaliyadda dalalka Carabta.Shirkaan ka furmay magaalada Rabaat ee dalka Morocco ayaa ah mid diirada lagu...
Share:

Saturday, April 29, 2023

Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ayaa daah-furay mashruuc tijaabo ah oo lagu taageerayo u adkaysiga cimilada Soomaaliya iyo qorshaha la-qabsiga.

  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ayaa daah furay mashruuc tijaabo ah oo lagu taageerayo ajendaha adkeysiga iyo la qabsiga cimilada Soomaaliya. Mashruucan oo loogu magac...
Share:

Thursday, April 27, 2023

Bayaan ka soo baxay madaxda wadamada ka qeyb qaadanaya ciidamada nabad ilaalinta KMG ah ee Soomaaliya:

  Hogaamiyayaasha waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa isku raacay in la sii wado dhimista ciidamada, iyadoo ku dhawaad 2,000 oo askari ay dalka ka baxayaan bishii June, ayna ku xigaan 3,000 oo kale. Hogaamiyeyaasha oo ku shirsanaa Kampala ayaa ku booriyay...
Share:

UAE iyo Cambodia waxay soo gabagabeeyeen heshiis dhaqaale oo dhamaystiran

 Imaaraadka Carabta iyo Boqortooyada Cambodia ayaa si guul ah u soo gabagabeeyay wada-hadallo heshiis iskaashi oo dhaqaale oo dhammaystiran, iyadoo la isku afgartay dhammaan qodobbada heshiiskan, taasoo u gogol xaareysa waa cusub oo iskaashi ganacsi iyo maalgashi oo u dhexeeya...
Share:

Wednesday, April 26, 2023

dalalka ciidamada ugu deeqay howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, oo lagu ammaanay dadaallada lagu xasilinayo Soomaaliya

 Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Difaaca Uganda, Ms Rosette Byengoma iyo dhiggeeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda, Vincent Bagiire, ayaa si wadajir ah u shir guddoominayay kulan ay isugu yimaadeen Xoghayeyaasha Joogtada ah, taliyeyaasha Ciidamada Difaaca iyo Saraakiil...
Share:

Tuesday, April 25, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Burundi

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo booqasho ku jooga caasimadda dalka ee Muqdisho. Wasiirka ayaa soo gaarsiiyey...
Share:

Monday, April 24, 2023

Soomaaliya oo wadah Qorsho ay doonayso in la kordhiyo joogitaanka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS

 Howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS ayaa lagu wadaa in loo kordhiyo joogitaankooda Soomaaliya, arrintaas oo ay haatan ka wada hadlayaan dowladda Soomaaliya iyo guddiga nabadda ee Midowga Afrika.Qorshahaan ayaa wuxuu sheegayaa in ATMIS lagu sii hayo Soomaaliya...
Share:

Wednesday, April 19, 2023

Ergayga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa ku baaqay in lala xisaabtamo hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya

 Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo haatan ku sugan magaalada Washington ayaa ka hadlay xaaladda bani’aadanimo ee dalka, kadib wareysi uu siiyay laanta afka Soomaaliga ah ee VOA-da. Cabdiraxmaan...
Share:

Tuesday, April 18, 2023

Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Uk oo heshiis ku kala saxiixday Muqdisho

 Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan arrimaha caafimaadka Muqdisho kula saxiixday Xafiiska Dawladda Ingiriiska u qaabilsan arimaha horumarinta caafimaadka. Heshiiskan ayaa dhigaya mashruuc caafimaad oo laga hirgalin...
Share:

Monday, April 17, 2023

MD xasan oo u ololeynaya in laga qaado cunaqabateynta hubka ee Qaramada Midoobay

 Bisha soo socota, Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa mar kale dib u eegis ku sameyn doona cunaqabateynta Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa kamida ah waddamada si cad ugu baaqay in la qaado xayiraada hubka ee saran dalkaas. Arrintaan waxay kusoo aaday xilli toddobaadkii...
Share:

Sunday, April 16, 2023

Imaaraadka Carabta waxa uu Soomaaliya ka taageera dhinac walba

 Burburkii Soomaaliya ka dib 1991-kii, Imaaraatka Carabta ayaa ka mid ahaa dalalkii ugu horeeyay ee gacanta u fidiyay Soomaaliya oo ay ka jireen abaaro ba’an iyo colaado soo noqnoqday. Imaaraadku waxa uu Soomaaliya u fidiyay kaalmo dhinacyo badan leh taasoo ku kacaysa...
Share:

Saturday, April 15, 2023

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa tobankii sano ee ugu dambeysay waxa ay Soomaaliya ka fulisay mashaariic horumarineed oo

 Imaaraatka Carabta ayaa ka mid ah dalal dhowr ah oo Soomaaliya la garab taagnaa sodonkii sano ee la soo dhaafay, kadib markii ay Soomaaliya ka dhaceen dagaalo sokeeye sanadkii 1991-kii, waxaana inta badan dalalkaasi ay albaabada u laabeen Soomaalida ka cararaya cadaabta...
Share:

Thursday, April 13, 2023

Md Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni, kulan hordhac u ah shirka saddex-geesoodka  dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya. Madaxweynaha ayaa la wadaagay...
Share:

Madaxweyne xasan sheekh oo casuumaad ka helay dhigiisa imaraadka Sheekh Maxamed Bin Zayed

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Arbaca ah Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Axmed Jumaa Al-Rumaythi. Intii uu socday kulanka, Madaxweynaha waxa uu dhambaal...
Share:

Doorka Imaaraadku ku leeyahay somaaliya waa mid ku saleesan bani’aadanimada iyo horumarinta iyo ladagaalanka argagaxisada

 Xiriirka soomaaliya iyo imaaraadka ayaa ah mid sal adag leh, iyadoo Imaaraadku uu safka hore kaga jiro kaalmaynta Soomaaliya ee arrimaha bini’aadantinimada, wuxuuna door muuqda oo dhanka amniga ah ka qaataa taageerada dhismaha ciidamada Soomaaliya iyo kaalmaynta amniga...
Share:

Wednesday, April 12, 2023

Doorka imaaraadku ku leeyahay Soomaaliya waa cududda dhismaha iyo badbaadada ka hortagga argagixisada

 Hadafka Imaaraatka Carabta ee soomaaliya ayaa ah in la dhiso ciidamo xoog leh oo Soomaaliyeed ayaa ah in ay sugaan amniga iyo in xeebaha laga ilaaliyo kooxaha xagjirka ah, gaar ahaan marka ay la socdaan dhaq dhaqaaqyada iyo dhaq dhaqaaqyada kooxaha hubeysan iyo kuwa sharci...
Share:

Tuesday, April 11, 2023

Dadaalka baaxadda leh ee Imaaraatka Carabta ugu jiro bini’aadantinimada

 Barnaamijyo ay fulinayaan hay’adaha samafalka ee Imaaraadka, ayaa ah kuwo loogu gurmado dadka ay saameysay abaarta ba’an ee ku dhufatay Soomaaliya si baaxad leh, isla markaana loogu gurmado, iyadoo dhowr markab oo sida shixnado kala duwan horay loogu soo diray Soomaaliya. Imaaraadku...
Share:

Monday, April 10, 2023

Gargaarka Imaaraadku wuxuu wajahayaa saboolnimada adduunka

 Imaaraadku wuxuu raacay hab joogto ah iyo aragti adag oo lagu taageerayo hawlaha bini'aadantinimo ee loogu talagalay dadka tabaalaysan iyo bulshooyinka ay dhibaatadu saamaysay ee ku kala nool daafaha dunida, iyadoo dalku uu qaatay door hoggaamineed oo ku aaddan dhinacyada...
Share:

Sunday, April 9, 2023

Md Xasan Sheekh oo cadeeyay hadafkiisa ugu dambeeya inta uu xilka joogo

 Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kalsooni ka muujiyay in duullaankiisa cusub ee milateri ee ka dhanka ah Al-Shabaab uu ka adkaan doono kooxda Al-Shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay wargeyska afka dheer ee Financial Times, ayaa u sheegay inuu rajaynayo...
Share:

Saturday, April 8, 2023

RW Soomaaliya iyo Seerbiya oo khadka taleefoonka ku wada hadlay ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa waxa ay khadka telefoonka maanta ku wada xiriireen Ra’iisul Wasaaraha dalka Seerbiya, Ana Brnabić oo ay ka wada hadaleen xoojinta iyo adkeynta iskaashiga iyo xiriirka wax wada qabsi ee ka...
Share:

Thursday, April 6, 2023

mexey dumarku u qalbi jabaan marka xiriir jacayl looga baxo oo la ogaaday

 Sida lagu sheegay cilmi-baaris ay samaysay Jaamacadda Stanford University School of Medicine, dadka jacaylka uu hayo waxaa sare ugu kacaya hormoonka ‘Dopamine’ ee maskaxdooda ku jira, taas oo sabab u ah farxadda iyo niyadda deggan ee ay dareemayaan. Hase yeeshee, hormoonka...
Share:

Imaaraatka Carabta iyo Seerbiya ayaa ka wada hadlaya xoojinta iskaashiga istiraatiijiyadeed

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan ayaa magaalada caasimadda ah ee Athens kulan kula yeeshay ra’iisul wasaaraha dalka Giriiga Kyriakos Mitsotakis. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Imaaraadka, shalay oo Isniin...
Share:

Wednesday, April 5, 2023

Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Shacabka Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Baarlamaanka Yurub

 Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa kulan la qaatay...
Share:

Tuesday, April 4, 2023

Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Jabuuti, Canada iyo Cuba

Taariikh cusub ayaa maanta laga qoray Villa Somalia, ayada oo Soomaaliya ay si rasmi ah u hilmaamtay xusuusta dagaalkii 77, soona celisay xiriirka Cuba, oo ahaa dalkii u hiiliyey itoobiya, ee horseeday in laga adkaado Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud...
Share:

Monday, April 3, 2023

Aadan Madoobe Oo Wadahadal Gaar Ah La Yeeshay Safiirka Imaaraatka Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS iyo Danjire...
Share:

Sunday, April 2, 2023

RW - Ku Xigeenka Soomaaliya Oo La Kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta

 Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Ahmed Jumah Alromaith. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo...
Share:

Saturday, April 1, 2023

Barcelona ayaa qorsheyneysa inay Messi ku soo celiso mushaar yar!

  Warbixin saxaafadeed ayaa daaha ka qaaday qorshaha Barcelona ay kula soo saxiixaneyso Lionel Messi, xiddiga Paris Saint-Germain, xagaaga 2023. Wargeyska "Le Parisien " ayaa sheegay in Barcelona ay tahay inay marka hore meesha ka saarto farqiga dhaqaale ee 200...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog