Friday, March 31, 2023

Xaasaska Madaxweyne Xasan oo loogu magac daray Gabdho mataano ah oo ku dhashay Muqdisho

 Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa maqribkii isbitaalka ku booqday Hooyo Maryan Maxamed Xasan oo afar gabdhood oo mataano ah oo caafimaad qaba ay ku dhashay isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Wasiir Cali ayaa lacag uusan tiradeeda sheegin u geeyey...
Share:

Thursday, March 30, 2023

Imaaraadku wuxuu ku baaqayaa wada-hadal goboleed ka soo baxa rabitaanka dadka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo

 Imaaraadku wuxuu carabka ku adkeeyay baahida loo qabo wada-hadallo heer gobol ah si loo daboolo rabitaanka dadka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo ee nabadda iyo barwaaqada. War murtiyeed ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo uu jeediyay Mudane...
Share:

Wednesday, March 29, 2023

Soomaaliya ayaa saxiixday sharciga ka hortagga ugaarsiga Kalluumeysiga

 Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Mudane Ahmed Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 bishan Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Copenhagen Dalka Denmark uga qeybgalaya shirka Blue Justice Conference 2023 ayaa saxiixay baaqa caalamiga...
Share:

Tuesday, March 28, 2023

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Shiinaha

 Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Abshir Jaamac Huruuse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha China ee Soomaaliya Mr. Fei Shengchao. Wasiir Huruuse ayaa Safiirka kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee...
Share:

Monday, March 27, 2023

Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ammaantay dib u habeynta Soomaaliya kaddib marka ay heshiis gaaraan

 Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa heshiis heer-shaqaale ah ku gaaray dib-u-eegista shanaad ee Hay’adda deymaha ee la dheereeyay, inkastoo dalka ay ka jiraan abaaro iyo xaalad adag oo dhanka ammaanka ah. Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa bogaadisay...
Share:

Sunday, March 26, 2023

RW Xamse Barre oo Daahfuray Adeegga Isku Xirka Shirkadaha Isgaarsiinta

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Daah-furay hirgelinta Adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka oo suurtagelinaysa in ay is wici karaan shabakadaha teleefannada kala duwan ee ka jira gudaha dalka. Ra’iisul Wasaaraha,...
Share:

Saturday, March 25, 2023

Doorka Imaaraadka ee Soomaaliya waa mid ku saleysan horumarinta xasiloonida iyo horumarka

 Doorka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya waxaa saldhig u ah horumarinta xasiloonida iyo horumarka joogtada ah oo loo sameeyo wax kasta oo dani ugu jirto shacabka Soomaaliyeed ee walaalaha ah, ka mira dhalisa himiladeeda horumar, xasilooni iyo barwaaqo, iyo u dhisidda mustaqbal...
Share:

Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Shir ka yeelatay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Kulanka ayaa lagaga hadlay Xaalada amniga guud iyo dagaalada dib u xoraynta ee ka socda Inta badan deegaanada Jubaland...
Share:

Thursday, March 23, 2023

Lewandowski: Tiki-taka hadda lama shaqayn doono Barcelona

 Weeraryahanka Barcelona Robert Lewandowski ayaa aaminsan in mustaqbalka kooxdiisa uu yahay mid la hubo, inkastoo Blaugrana ay macasalaameysay dhammaan tartamada Yurub horaantii xilli ciyaareedkan. Lewandowski ayaa wareysi uu siiyay majaladda Barcelona ku sheegay sida...
Share:

Imaaraadka iyo Pakistan ayaa ka wada hadlaya sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga

Dr.Thani bin Ahmed Al-Zeyoudi Wasiiru dowlaha Ganacsiga Dibadda ayaa kulan la qaatay Wasiirka Ganacsiga ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan Syed Naveed Qamar, kulankaas oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Dhaqaalaha ee Dubai, iyagoo ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa....
Share:

Wednesday, March 22, 2023

Xasan Sheekh” oo ku dhawaaqey in Doorashada soo socota ay noqon doontaa qof iyo cod”

 Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in Doorashada soo socota ee marka uu dhammaado muddo xileedkiisa ay noqon doonto mid Qof & Cod ah si looga gudbo Doorashooyinka Dadban ee muddada lagu soo dooranayay Xildhibaannada & Madaxda Dowladda Federaalka. Waxa...
Share:

Tuesday, March 21, 2023

Md Xasan iyo Museveni oo kulan ka yeeshay dagaalka iyo qorshaha shirka TCC

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Uganda kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalkaasi Mudane Yoweri Museveni. Kulankaan ayaa waxaa looga wada-hadlay dagaalka socda ee dowladda Soomaaliya ay...
Share:

Monday, March 20, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Talyaaniga

 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Taliyaaniga Amb. Alberto...
Share:

Sunday, March 19, 2023

War Murtiyeed ka soo baxay Shirkii golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Baydhabo

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 5aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Baydhabo 15–17 Maarso, 2023. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Ra’iisul...
Share:

Saturday, March 18, 2023

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo heshiis kala saxiixday

 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa kala saxiixday heshiis lagu tayaynayo ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan ciidamada Kumaandooska Danab. Wasiirka...
Share:

Friday, March 17, 2023

Isku aadka afar dhamaadka Champions League: Real Madrid vs Chelsea, Man City vs Bayern

Isku aadka 2022/2023 ee afar dhamaadka UEFA Champions League ayaa la sameeyay, iyadoo kooxda difaacanaysa koobka ee Real Madrid ay la ciyaari doonto kooxdii hore ee Carlo Ancelotti ee Chelsea, halka kulan afka ah uu dhex maray Manchester City iyo Bayern. Isku aadka afar dhamaadka...
Share:

Thursday, March 16, 2023

Imaaraadka iyo Kongo ayaa ka wada hadlaya xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo maalgashiga

 Mudane Dr. Thani bin Ahmed Al Zeyoudi, Wasiiru Dowlaha Ganacsiga Dibadda, iyo Mudane Denis Christel Sassou Nguesso, Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah iyo Horumarinta Iskaashiga ee ka dhexeeya qaybaha dadweynaha iyo kuwa gaarka ah ee Jamhuuriyadda Kongo si kor loogu qaado...
Share:

Wednesday, March 15, 2023

Klopp: Waxaan ku adkeysan doonaa fursadaheena kulanka Real, xitaa haddii ay tahay 1%

 Tababaraha reer Jarmal ee Juergen Klopp ayaa aaminsan in kooxdiisu ay wali sii haysato fursada ay ku wajahayso Real Madrid ee Champions League, inkasta oo lugtii hore ee gurigeeda looga soo badiyay 5-2. Liverpool ayaa booqan doonta Real Madrid, fiidnimada berri oo Arbaco...
Share:

Tuesday, March 14, 2023

Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Kulan la khaatey Safiirka Imaaraadka ee soomaaliya u fadhiya

 Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Kulanka oo ka dhacay xarunta safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Mogadishu...
Share:

Monday, March 13, 2023

Wasiirka Difaaca oo la kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur “Jameeca” ayaa magaalada Shengshaw kula kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, isagoo kala hadlay sare u qaadista xiriirka labada dal. Kulanka wasiirka iyo safiirka ayaa lagu...
Share:

Sunday, March 12, 2023

Talaabada Garsoorka ee Real Madrid ee ka dhanka ah Barcelona

 Real Madrid ayaa maanta oo Axad ah ku dhawaaqday in ay sharciga la tiigsan doonto kooxda Barcelona ee ku aadan kiiska musuqmaasuqa. Xafiiska dacwad oogaha guud ee dalka Spain ayaa kooxda FC Barcelona ku canbaareeyay musuq maasuq iyo lacago laga shakiyay oo la siiyay Jose...
Share:

Saturday, March 11, 2023

Shir Nairobi uga furmay Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF

 Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya iyo hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF. Shirkan ka furmay magaalada Nairobi  ayaa inta uu socdo waxaa looga doodi doonaa sare...
Share:

Thursday, March 9, 2023

Nahyan bin Mubarak ayaa kala hadlaya safiirada Malta, Maldives iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo si loo xoojiyo xiriirka iskaashi

Sheikh Nahyan bin Mubarak Al Nahyan, Wasiirka Dulqaadka iyo Wada-noolaanshaha, ayaa shalay qasrigiisa ku qaabilay Maria Camilleri Kalia, Safiirka Jamhuuriyadda Malta ee Imaaraadka, Aminath Shabina, Safiirka Jamhuuriyadda Maldives u fadhiya UAE, iyo Mary Ndjika Obombo, Safiirka...
Share:

Wednesday, March 8, 2023

Ra’iisul Wasaaraha xamze oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Denmark u fadhiya Soomaaliya

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen. Ra’iiusl Wasaare Xamza iyo Danjire Andersen ayaa waxay ka wada-hadleen xoojinta xiriirka labada...
Share:

Tuesday, March 7, 2023

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Madasha 5-aad ee QM ee dalalka soo koraya

 Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay inay ka go’an tahay sidii usoo saari lahaayeen khayraadka dalkeena, kaasi oo uu sheegay in loo marayo wadiiqo u wada faa’iidaynaysa dadka iyo awoodda qaranka. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Madasha...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog