Saturday, September 30, 2023

Xukunno dil ah oo lagu riday dhagar qabayaal ka tirsanaa Khawaarijta oo dilal ka fulin jiray Gaalkacyo

 Xukunno dil ah oo lagu riday dhagar qabayaal ka tirsanaa Khawaarijta oo dilal ka fulisay magaalada Gaalkacyo. Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal Maxamed Macalin (iidoow) waxa ay ka mid ahaayeen Shabakad ka kooban Lix ruux oo dilalka gaadmada ah...
Share:

Thursday, September 28, 2023

Imaaraadku waxa uu dib u cusboonaysiiyay taageeradii uu ku bixin jiray dadaallada lagula dagaalamayo argagixisada iyo sidii nabad looga dhalin lahaa Soomaaliya

Xiriirka Imaaraatka iyo Soomaaliya waa mid ku qotoma taariikhda aadanaha. Aragtida bini’aadantinimo ee Imaaraatka Carabta ayaa mar walba ka horraysa xeer kasta oo diblumaasiyadeed marka uu xiriir la leeyahay Soomaaliya, inkastoo ay ku xad-gudbeen hab-dhaqanka diblomaasiyadeed...
Share:

Wednesday, September 27, 2023

273 arday oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa deeq waxbarasho ka helay dalka Isu-tagga Imaaraadka

Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa soo qaban qaabisay xaflad lagu maamuusayay 273 arday oo ka socday dalka Itoobiya, kuwaas oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacadda Abu Dhabi iyo jaamacado kale.  273 arday oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa deeq waxbarasho ka helay dalka Isu-tagga...
Share:

Tuesday, September 26, 2023

Mareykanka oo taageeray codsiga dib u dhigista ATMIS ee Soomaaliya – Sii hayaha Xilka

 Dowladda Mareykanka ayaa ka dhawaajisay inay taageereyso codsigii ay Soomaaliya u gudbisay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ahaa in dib loo dhigo ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM muddo saddex bilood ah. Sii hayaha safaaradda Mareykanka Shane Dixon...
Share:

Monday, September 25, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si diirran loogu soo dhaweeyay Minneapolis

 Ra’iisul Wasaara Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa si weyn ugu dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, kumaankun oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ah. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa munaasabad ballaaran oo ay qabteen...
Share:

Sunday, September 24, 2023

RW Xamse oo shaaca ka qaaday sababta Al-shabaab mar walba qaraxyada ugu beegsato Baledweyne

 Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka hadlay qarax Ismiidaamin ahaa oo khasaare badan geystay oo Shalay ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne. Raysal wasaare Xamse ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay dadka Soomaaliyeed ee ku dhintay qaraxa,...
Share:

Saturday, September 23, 2023

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Mareykanka Biden

 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay oo Jimce ahayd kula kulmay xarunta Qaramada Midoobay ee New York Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Wadahadallada dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamzah Barre iyo Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa...
Share:

Friday, September 22, 2023

Kulan fogaan arag ah oo looga hadlay u diyaar garowga iyo ka jawaabidda khatar ka imaan karta El Niño

 Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta qabatay kulan degdeg ah oo fogaan arag ah, oo looga arinsanayay u diyaar garowga iyo ka jawaab-bixinta khatar ka imaan karta El Niño. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda SoDMA  ayaa waxaa looga hadlay...
Share:

Thursday, September 21, 2023

Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA,oo lakulmey Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya,

 Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlayay taageerada arrimaha xasilnta, u-diyaar garowga Duufaanta El-Nino iyo xoojinta deeqaha iyo gargaarka la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya...
Share:

Wednesday, September 20, 2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhin doona Soomaaliya

 Safiirka cusub ee Midowga Yurub Karin Johansson, ayaa shalay oo Isniin ahayd warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ay ka dhacday xarunta madaxtooyada ee magaalada Dusmareeb ee caasimadda...
Share:

Tuesday, September 19, 2023

Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa ka wada hadlaya sidii kor loogu qaadi lahaa waddooyinka iskaashiga amniga

 Amiir Cabdulcasiis Bin Sacuud Bin Naa’if Bin C/casiis, Wasiirka Arrimaha Gudaha Sacuudiga, ayaa shalay oo Axad ahayd xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Amniga gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali. Intii ay socotay soo dhaweynta ayaa...
Share:

Monday, September 18, 2023

Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga qaybgalayaan Shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli...
Share:

Sunday, September 17, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah furay Qadashada kaarka Aqoonsiga Dadwaynaha

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, oo lagu beegay maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga Dadweynaha 16 Sebtembar. Ra’iisul...
Share:

Saturday, September 16, 2023

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa kala hadlay mashaariicda gargaarka ah shaqaalaha KSrelief

 Wafdi ka socda Soomaaliya ayaa booqday xarunta King Salman Humanitarian Aid and Relief Centre (KSrelief) ee magaalada Riyadh, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee SPA. Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Bidhaan Warsame...
Share:

Thursday, September 14, 2023

Golaha Wasiirada oo meelmariyey heshiisyo iyo is-afgaradyo ay dowladda la gashay Sacuudiga iyo Koonfur Afrika

 Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay dagaalka cadowga Khawaarijta looga sifeynayo dalka, iyada oo lagu meel mariyey heshiisyo iyo is-afgarad...
Share:

Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa billaabay sanduuq cusub oo lagu horumarinayo nabadda iyo xasilloonida

 Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa ku dhowaaqay inay billaabayaan sanduuq cusub oo lagu taageerayo dadaallada dalka ee lagu gaarayo nabadda iyo xasilloonida. Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Berri ayaa daah-furay sanduuqan oo ay iska kaashanayaan dowladda Talyaaniga. Ra’iisul...
Share:

Wednesday, September 13, 2023

Soomaaliya waxay ka mahadcelinaysaa taageerada Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan uu hadiyo jeer la garab taagan yahay

 Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, “Ilaahay ha xifdiyo” waxa uu Dowladda Soomaaliya u fidiyay gargaar bini’aadinimo oo deg deg ah oo qiimaheedu dhan yahay 35 milyan oo Dirham, si loogu taageero dadaallada horumarineed ee ka socda dalkan walaalaha ah. Awaamiirta uu Sheikh...
Share:

Tuesday, September 12, 2023

Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, Madaxweynaha,Imaaraadka Allaha xifdiyee, wuxuu ku leeyahay meelo badan oo caalamka ah, wax tar muuqdhah

Madaxweynaha dawlada imaaraadka carbta mudane maxmed binu zaayid ayaa kusocoda wadadi aabohi mudane sheekh zaayid binu suldhaan al nahiyaan sheekh zaayid waxuu ahaa nin deeqsi ah oo caawin jiray dalalka ay dhibaato ka jirto sheekh maxamed ayaa isna noqoday nin caawimo badan Meel...
Share:

Monday, September 11, 2023

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen

 Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa iska caabiyay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku lahaayeen gobolka Shabeellaha Hoose. Boqolaal ka tirsan ciidamada dowladda ayaa subaxnimadii hore ee maanta weerar ku qaaday fariisimo ciidamada dowladda...
Share:

Sunday, September 10, 2023

Masar iyo Soomaaliya ayaa ka wada hadlaya xoojinta iskaashiga dhinacyada caafimaadka iyo dadweynaha

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim, ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka iyo Dadweynaha Masar, Dr. Khaled Abdel Ghaffar, oo ka qeyb galayay Shirka Caalamiga ah ee Dadweynaha, Caafimaadka iyo Horumarinta....
Share:

Saturday, September 9, 2023

AFRICOM oo iska fogeysay masuuliyadda duqayn dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacday gobolka Galgaduud

 Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa waxay iska fogeeyeen duqayn geysatay khasaare dhimasho iyo dhaawaca oo kasoo gaartay dad rayid ah. Duqeyntan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa lagu dilay shan qof oo rayid ah iyo saddex ka tirsan...
Share:

Friday, September 8, 2023

Mareykanka ayaa abaal-marin lacageed oo gaaraya 10-milyan oo doollar ugu yaboohay ciddii keenta xog ku saabsan Abuu Cubeyda (Diiriye).

 Mareykanka ayaa abaal-marin lacageed oo gaaraya 10-milyan oo doollar ugu yaboohay qofkii soo sheega Axmed Diiriye oo loo yaqaan Axmed Cumar iyo Abuu Cubeyda. Abuu Cubeyda ayaa ah hogaamiyaha Al-Shabaab — xilkaas oo uu hayay tan iyo markii uu geeriyooday hogaamiyihii...
Share:

Thursday, September 7, 2023

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday magaalada “Aadan Yebal”

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Arbaco ah gaaray magaalada “Aadan Yabaal” ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, isagoo ka yimid magaalada “Maxas” ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka. Booqashada Madaxweyne Maxamuud...
Share:

Wednesday, September 6, 2023

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo kawada hadlay iskaashiga arrimaha deegaanka

 Wasiirka deegaanka iyo is bedelka cimilada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Khadiija Muxamed Al-Makhzoumi, ayaa la kulantay Maryam Al-Muhayri oo ah wasiirka is bedelka cimilada iyo deegaanka ee dalka Imaaraadka Carabta, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal ee...
Share:

Tuesday, September 5, 2023

Danjiraha JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay daah-furka shirka warbixinta horumarka caalamiga ah ee 2023

 Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa magaalada Beijing kaga qayb galay munaasabadda daahfurka shirka warbixinta horumarinta caalamiga ah ee 2023, (the Global Development Report 2023). Xafladan oo ay soo qaban qaabisay xarunta...
Share:

Monday, September 4, 2023

Madaxweyne JFS Xasan Sheekh oo gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta, ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka dib u xoreynta dalka. Madaxweyne...
Share:

Sunday, September 3, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

 Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, si uu ugu kuur galo habsami u socodka shaqada ee halkaasi ka socota. Berri oo la kulmay saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo shaqaalaha wasaaradda gaashaandhigga ayaa tilmaamay...
Share:

Saturday, September 2, 2023

Madaxweyne XASAN oo qiray in ciidamada DF lagu soo jabiyay COWSWAYNE

 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay qiray in ciidamada xoogga dalka ay kasoo baxeen furimaha dagaalka, kaddib dagaalkii ka dhacay ka dhacay degaanka Cawsweyne. Madaxweyna oo xalay ka qeyb galayay kulan su’aalo lagu weydiinayay oo ka dhacay...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog