
Imaaraatka Carabta oo
garabkeeda bini’aadantinimo u adeegsaneysa Hay’adda Bisha Cas ayaa u gurmaday
dadkii ku waxyeeloobay fatahaadaha Soomaaliya, waxaana ay gaarsiiyeen gargaar
cunto oo deg deg ah
Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraatka Carabta ayaa xoojisay dadaallada
bini’aadantinimo...