Tuesday, October 31, 2023

Raysal Wasaare Xamse oo furay shir ku saabsan doorka culimadu ku leeyihiin ciribtirka xagjirnimada

 Xamza oo maanta Muqdisho ka furay shirweyne muhiim ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta furay shir looga hadlayo Doorka Culimadu ay ku leeyihiin taaba-gelinta nabadda iyo dib-u-heshisiinta. Ra’iisul...
Share:

Monday, October 30, 2023

Midowga Yurub ayaa u qoondeeyay 20 milyan oo Yuuro si loogu taageero miisaaniyadda Soomaaliya

 Midowga Yurub oo taageero dhaqaale ah siinaya DF Soomaaliya Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay €89.5 Milyan oo Yuuro ah, oo €20 milyan oo ka mid ah loogu talagalay in lagu taageero miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee la meel mariyay. Guddoomiyaha Midowga Yurub ee iskaashiga...
Share:

Sunday, October 29, 2023

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza

 Soomaaliya oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ayaa sheegay in Hay’addu iyo shacabka...
Share:

Saturday, October 28, 2023

Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud yaa ka qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya. oo ka dhacay dalka Belgium

 Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub hordhigay dalab muhiim ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa halkaas uga qayb-galay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya. Madaxweynaha...
Share:

Thursday, October 26, 2023

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee dalka

 wada hadal dhax marey Midowga Yurub iyo  Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta oo Arbaca ah kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson. Kulanka oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul...
Share:

Wednesday, October 25, 2023

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

 Midowga Yurub iyo  Soomaaliya oo wada hadal dhax mareyRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson oo ay ka wada hadleen xoojinta...
Share:

Tuesday, October 24, 2023

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

 Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta gargaarka bini’aadannimo la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr Fei Shengchao. Guddoomiyaha SoDMA ayaa uga mahad-celiyey dowladda...
Share:

Monday, October 23, 2023

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddooyin muhiim u ah degmada Kaaraan

 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah ee isku xirto Isgoosyada Fagax iyo Xaawa Casir ee Degmada Kaaraan oo lagu dhisi doono iskutashiga dadweynaha Kaaraan iyo...
Share:

Sunday, October 22, 2023

Imaaraadku waxa uu ku baaqayaa in Soomaaliya laga taageero isbeddelka cimilada

 Imaaraadka Carabta ayaa ku baaqay in Soomaaliya laga taageero si kor loogu qaado adkeysigeeda marka la eego isbeddelka cimilada, isagoo tilmaamay in dalka Afrikaanka ah ay la kulmaan musiibooyin joogto ah oo ka dhasha isbeddelka cimilada, kuwaas oo ay ka mid yihiin abaaro...
Share:

Saturday, October 21, 2023

Daadad kusoo rogmaday magaalada Baledweyn oo sababay in laga barakaco xaafado ka tirsan Baledweyne

 Roobab xoogan oo Xalay ka da'ay gudaha iyo daafaha Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sababay in guryahooda ay ka barakacaan qoysas farabadan oo daganaa Xaafadaha Kooshin iyo Xaawa taako. Roobabka ayaa socday ku dhawaad 6 saacadood oo xiriir ah, waxaana...
Share:

Thursday, October 19, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka cusub Sweden ee Soomaaliya

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Joacim Waern. Waxayna ka wada hadleen xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal, dardargelinta...
Share:

Wednesday, October 18, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo soo xiray Aqoon-iswaydaarisga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya oo saddexdii maalmood ee u dambaysay ka socday Caasimadda Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha...
Share:

Tuesday, October 17, 2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo soo dhaweeyay ciidamada ka soo laabtay Eritrea

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyey ciidammada Soomaaliya ee ka soo laabtay dalka Ereteriya, kaddib markii uu tababar socday muddo shan sano ah. Isagoo xusay in ciidamadu ay dalka dib ugu soo laabteen si ay u xoojiyaan dadaallada...
Share:

Monday, October 16, 2023

Imaaraadka Carabta ayaa ah dalalka ugu muhiimsan ee walaalaha ah ee kaalin hormuudnimo ka qaata taageerada Soomaaliya

Dalka aan walaalaha nahay ee Imaaraatka Carabta ayaa door sharaf leh oo wanaagsan ku leh Soomaaliya, taasoo ka tarjumaysa xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah, kaasoo lagu tilmaamo mid soo jireen ah oo soo jireen ah oo soo jiray waqtiyo fog....
Share:

Sunday, October 15, 2023

Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Ankara ee dalka Turkiga

  Kooxda shanta ah ee Soomaaliya ayaa kulankoodii afaraad ku yeeshay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, waxaana ka soo qeyb galay wakiilo ka kala socday dalalka Turkiga, Soomaaliya, Qatar, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska iyo Mareykanka. Kulanka ayaa diiradda...
Share:

Saturday, October 14, 2023

Imaaraadku waxa uu mawqifkiisa caalamiga ah ku taageeraa Soomaaliya

 Isgoysyada taariikhda oo leh saldhigyo dhalaalaya oo mugdi ah, Imaaraadku wuxuu u taagan yahay taageerada Soomaaliya, taageeradiisa barwaaqadiisa iyo xoojinta dhibka uu ku jiro. Imaaraatka Carabta ayaa lagu tiriyaa taageerayaashii ugu horeeyay ee Soomaaliya sodonkii sano...
Share:

Thursday, October 12, 2023

Shakhbut bin Nahyan Al Nahyan oo hogaaminaya wafdiga Imaaraadka Carabta ayaa ka qeyb galaya shirka afaraad ee kooxda shanta sano ah ee Soomaaliya.

 Mudane Sheikh Shakhbut bin Nahyan Al Nahyan Wasiiru Dowlaha Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa ka qeyb galay shirkii afaraad ee Kooxda Shanta Sano ee Soomaaliya, kaasi oo ka dhacay Magaalada Ankara ee Caasimada Dalka Turkiga, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Wakiilo ka socda...
Share:

Wednesday, October 11, 2023

Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada Muqdisho ka furtay shir heerkiisu sareeyo

 Shir heer sare ah oo heer wasiir ah ayaa maanta oo Talaado ah lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo ay furtey Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka iyo wakiillada Midowga Afrika u qaabilsan Carruurta ee Soomaaliya, waxaana looga hadlay daryeelka iyo xuquuqda carruurta. Kulanka...
Share:

Tuesday, October 10, 2023

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraatka ayaa soo koraya si loo gaaro himilooyin horumar iyo barwaaqo

 Dalka aan walaalaha nahay ee Imaaraatka Carabta ayaa Soomaaliya ku leh door wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh, taasoo ka tarjumaysa xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah, kaasoo lagu tilmaamo inuu yahay mid ku qotoma taariikho iyo waqtiyo...
Share:

Monday, October 9, 2023

Madaxweyne Xasan Sheikh oo safar ku tagay Eritrea oo kulan la qaatay madaxweynaha dalkaas

 Madaxweynaha dowladda federaalka Soomalaiya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee shalay booqasho shaqo ku tagay Magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa ayaa markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Asmara waxaa si...
Share:

Saturday, October 7, 2023

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraatka ayaa soo koraya si loo gaaro himilooyin horumar iyo barwaaqo

 Soomaaliya ayaa aad u danaynaysa in ay taageerto oo ay xoojiso xiriirka wanaagsan ee ay la leedahay wadamada caalamka, gaar ahaan kuwa Carabta oo ay ka tirsan tahay, gaar ahaan markii uu dhawaan talada dalka la wareegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dadaal dheer...
Share:

Wednesday, October 4, 2023

Ra’isul Wasaaraha XFS iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Waddada Taleex oo dib udhis lagu sameeyay

 Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabi Bare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) ayaa maanta xariga ka jaray Waddada Taleex oo dhawaan uu maamulka Gobolka Banaadir dib udhis ku sameeyay, isaga...
Share:

Tuesday, October 3, 2023

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo helay casuumaad uu kaga qeyb galayo shirka cimilada ee COP28 ee ka dhacaya magaalada Dubai

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee  Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada...
Share:

Monday, October 2, 2023

Kulan magaalada Riyaad ku dhexmaray Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya iyo Kormeeraha Guud ee Xarunta Gargaarka Boqor Salmaan

 Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh C/qaadir, La-taliyaha Maxkamadda Boqortooyada, ayaa la kulmay Kormeeraha Guud ee Xarunta Gargaarka iyo Gargaarka ee Boqor Salmaan, Dr. Abdullah bin Abdulaziz Al-Rabiah....
Share:

Sunday, October 1, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyayaashii hore ee G/ Shacabka BJF

 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug kula kulmay siyaasiyiin waaweyn oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed. Siyaasiyiintan oo ay ka mid yihiin Gudoomiyayaal hore ee Baarlamaanka ayaa gaaray Degmada Doosmareeb, si ay u muujiyaan...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog