Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay dagaal u
dhexeeyay ciidanka dowladda oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka iyo
Al-Shabaab oo dhinac kale ah uu ka dhacay duleedka magaalada Wabxo ee
gobolkaasi.
Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay ciidamada...
Tuesday, January 31, 2023
Monday, January 30, 2023
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in Soomaaliya ay siineyso lacag ka badan 41 milyan oo dollar
Danjire Linda Thomas-Greenfield, Wakiilka dowladda Mareykanka ee Qaramada
Midoobay, ayaa ku dhawaaqday inuu Mareykanka bixin doono in ka badan 41 milyan
oo doollar oo dhaqaale ah si loo badbaadiyo nolosha, laguna daboolo baahiyaha
bini’aadinimo ee Soomaaliya.
Xaaladda...
Sunday, January 29, 2023
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawaabay Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa u
jawaabay Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer) oo
shalay ka hadlay dagaalka dhaqaale ee ay kala kulmeen dowladda.
Wasiir Fiqi oo war qoraal ah soo saaray ayaa hadalka Cali Dheere...
Saturday, January 28, 2023
Xasan Sheekh oo sheegay in umada soomaaliyeed oo kaliya eey tahay cida guusha gaaray kadib sanado badan
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay casho sharaf ku
maamuusay Culumadii ka qayb-gashay shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee kusoo
gaba-gaboobay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu halkaasi ka sheegay in guusha
laga gaaray dagaalka socda ay gaareen Soomaali...
Friday, January 27, 2023
Goolkii Dembele ayaa ku hogaamiyay Barcelona inay iska xaadiriyaan semi-finalka koobka boqorka
Barcelona ayaa gaartay guul (1-0) intii lagu guda jiray iska
horimaadkii ay la gashay Real Sociedad, fiidnimadii, Arbacada, wareega 8da ee
Koobka Boqorka, garoonka "Spotify Camp Nou"
Goolka qura ee ciyaarta waxaa u dhaliyey 52’daqiiqo laacibka reer France ee
Osman...
Thursday, January 26, 2023
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa S/Guuto Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay
magaalada Muqdisho ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyihii ciidanka Booliska
Soomaaliya, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar).
Golaha wasiirada ayaa sidoo lale Ganaraal Sulub Axmed Firin u magacaabay
Taliyaha...
Wednesday, January 25, 2023
Safiirka Imaaraadka Carabta oo Muqdisho ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
Axmed Juma Al-Rumaythi, Safiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Isutagga
Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho, ayaa qaabilay Wasiiru Dowlaha Arrimaha
Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane
Cali Maxamed Cumar Cali Balcad
Intii...
Tuesday, January 24, 2023
Shirweynaha Culimada Soomaliyeed oo Maanta ka furmay Muqdisho & Qodobada horyaalla

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Culimada
Soomaaliyeed, kaasi oo uu horay ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane XasanSheekh Maxamuud.
Shirkan oo ay kasoo qeyb-galeen culimo gudaha dalka iyo dibadda isaga kala
timid ayaa waxa uu ku saabsan yahay...
Monday, January 23, 2023
maamulka Jubbaland oo ku dhaqaaqday fulinta qorshaha dagaal ee Xasan Sheekh ee ka dhanka ah al-shabaab

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland
ayaa howl-gal culus ka wada deegaanka Janaay Cabdalle oo dhaca duleedka
magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Ciidamadan ayaa shalay kooxda Al-Shabaab kala wareegay deegaankan oo ah
marin...
Sunday, January 22, 2023
Beesha caalamka ayaa ugu baaqday madaxda Soomaalida inay sii wadaan geeddi-socodka dowlad dhisidda
War saxaafadeed kasoo baxay wakiiladda beesha caalamka u jooga
Soomaaliya ayaa lagu oo dhaweeyay dadaallada ay wadaan madaxda Soomaaliya ee
lagu hormariyo arrimaha mudnaanta leh ee ku saabsan nabad-dhisidda iyo
dowlad-dhisidda, oo ay ku jiraan shirarka joogtada ah...
Saturday, January 21, 2023
Madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Baydhabo kula kulmay aqoonyahanno iyo culumaa’udiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur
Galbeed ayaa ka dalbaday in ay doorkooda ka qaataan dadaalada lagu xoojinayo
Nabadda, dib u heshiisiinta iyo wadajirka bulshada...
Friday, January 20, 2023
cawey oo Kulan aad u xiiso badan dhax maridoono Messi iyo Ronaldo
Garoonka Caalamiga ah ee King Fahad
ayaa berri oo Khamiis ah ku kulmi doona xiddigaha Al-Nasr iyo Al-Hilaal oo uu
hoggaaminayo xiddiga Portugal ee Cristiano Ronaldo, kulankaas oo ah kii ugu
horreeyay oo taariikhi ah oo ay isaga horyimaadaan kooxda Faransiiska ee Paris
Saint-Germain...
Thursday, January 19, 2023
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in la ballaarinayo howlgallada ay ciidamadu ka wadaan dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baydhaba ka sheegay
dhawaan lasoo afjarayo Shabaab-ka ka dagaalamaya Galmudug iyo HirShabeelle, isla
markaana wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab ay dowladdu ka bilaabi doonto
K/Galbeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay...
Wednesday, January 18, 2023
Barcelona ayaa si dirqi ah uga gudubtay Betis oo ay isku dhaceen Real Madrid
Kooxda Barcelona ayaa si dirqi ah kaga badisay Real Betis, rigoorayaal,
maanta oo Khamiis ah, kadib markii ay dhamaatay waqtigii caadiga ahaa iyo
waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray (2-2), semi-finalka koobka Spanish Super
Cup oo lagu qabtay caasimadda Sacuudiga ee Riyadh.
Barcelona...
Tuesday, January 17, 2023
Ciidamada dawlada somaliya oo la wareegay degmada ceeldheere

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta
ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay gudaha u galeen degmada Ceeldheer
oo ka tirsan gobolkaasi kadib markii ay isaga baxeen xoogag Shabaab.
Ciidamada huwanta ayaa lagu soo warramayaa inay si nabdoon...
Monday, January 16, 2023
Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay saddex safiir oo cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee
dalalka, Faransiiska, Netherlands iyo Slovakia ee loo soo magacaabay
Soomaaliya.
Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka...
Sunday, January 15, 2023
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Safiirada Midowga Yurub ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee
Soomaaliya Marwo Tina Intelman iyo qaar ka mid ah Danjireyaasha dalalka Midowga
Yurub u jooga dalkeenna ayaa uga warbixiyey guulaha...
Saturday, January 14, 2023
Manchester United oo kanbaak layaab leh soo badhigtey ciyaartii galabta
Manchester United ayaa iska rogtay, iyadoo dib ugu soo laabatay goolkii ay kaga
badisay Manchester City gurigeeda, maanta oo Sabti ah, garoonka Old Trafford,
kulan ka tirsan wareegga 20-aad ee horyaalka Premier League.
Man United ayaa labada gool u kala dhaliyay Bruno...
Thursday, January 12, 2023
Mashaariicda Imaaraatka Carabta iyo Gacma-cadeedka ay ka wadaan Soomaaliya ayaa muujinaya isu soo dhawaanshaha weyn ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)
oo howlo shaqo u jooga magaalada Abu Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa
iskaashi dhanka militeriga, amniga iyo la dagaallanka argagixisada ah la
saxiixaxday dowladda Imaaraadka Carabta.
Wasiir...
Wednesday, January 11, 2023
Soomaaliya oo Dubai uga qeyb gashey meertada 46-aad ee Shirka Taliyeyaasha Ciidanka Booliska dalalka Carabta
Taliyaha Ciidanka Booliska Sooomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar
iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaraadka
Carabka kaga qeyb galay meertada 46-aad ee Shirka Taliyeyaasha Ciidanka
Booliska dalalka Carabta.
Shirkan sannadlaha...
Tuesday, January 10, 2023
dawlada Maraykanka oo ugu deeqay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qalab ciidan oo ku kacaya $9 milyan
Mareykanka ayaa ugu deeqay qalab milatari oo ku kacaya 9 milyan oo dollar
oo isugu jira hub, gaadiid, agab caafimaad iyo qalab kale oo loogu talagalay
ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.
Munaasabadda wareejinta qalabkan waxaa ka qeyb galay Safiirka Mareykanka
Larry Andre,...
Monday, January 9, 2023
Safiirka Soomaaliya ee Qaahira, Ilyaas Sheekh oo bogaadiyay booqashadii uu Ra’iisul Wasaaraha ku tagay Masar

Safiirka Soomaaliya ee Qaahira, ahna wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda
Carabta, Ilyaas Sheekh Cumar Abuu Bakar, ayaa ku nuux-nuux saday muhiimadda ay
leedahay booqashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya,
Xamza Cabdi Berri uu ku joogo magaalada...
Sunday, January 8, 2023
RW XFS oo maanta booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex cisho ah ugu ambabaxay dalka Masar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi
Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw u ambo baxay magaalada Qaahira ee
caasinadda dalka Masar.
Xamse Barre ayaa dalka Masar ugu baxay booqasho rasmi ah oo qaadan doonta
muddo saddex cisho...
Saturday, January 7, 2023
Hey’adda Maareynta Masiiboyinka oo gargaar gaarsiisay Qoysas danyar ah
Gargaar ay horay dowladda Imaaraadka Carabta ugu deeqday dadka Soomaaliyeed
ee ay abaaruhu sameyeen, oo ay maantey Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka
ee SODMA, ayaa ku dhawaad 300 oo qoys oo danyar ah ugu qeybisay gudaha degmada
Diinsoor ee Gobolka Bay.
Dadka gargaarkaan...
Thursday, January 5, 2023
Al-Bulayhi: Waxaan garaacay Messi, Ronaldo-na wuu igu garan doonaa garoonka dhexdiisa
Cali Al-Bulayxi oo ah daafaca kooxda Al-Hilaal ayaa muujiyay sida uu ugu
faraxsan yahay in uu qandaraaska u cusbooneysiiyo Al-Zaciim, isagoo carabka ku
adkeeyay inuu doonayo inuu sii wado safarka uu ugu jiro hanashada horyaalka.
Al-Hilaal waxa uu ku dhawaaqay, fiidnimadii...