
Madaxweynaha dowladda
federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amray in baaris
deg-deg ah lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday Hotelka Villa Raysa oo ku dhow
xarunta madaxtooyada, kaas oo ay maalin kahor weerareen Al-Shabaab
Madaxweynaha ayaa u xil-saaray...