Wednesday, January 31, 2024

Qaramada Midoobay ayaa raadineysa 1.6 bilyan oo dollar si loogu caawiyo 5.2 milyan oo Soomaali ah sanadka 2024-ka

  Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay u baahan tahay US$1.6 bilyan si loo daboolo baahiyaha 5.2 milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool sanadka 2024-ka, taas oo ku dhawaad โ€‹โ€‹40 boqolkiiba hoos u dhacday marka loo eego 2023-ka. Xafiiska isku xirka arrimaha biniโ€™aadantinimada...
Share:

Tuesday, January 30, 2024

Guddoomiyaha Sodma oo furay shirka ka jawaabista arrimaha biniโ€™aaddannimada

 Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo qorshaha ka jawaabista baahiyaha biniโ€™adamnimo ee sanadkaan 2024. Shirkan waxaa ka soo qayb-galay ku-xigeenka Ergayga gaarka ee xoghayaha guud...
Share:

Monday, January 29, 2024

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay wakiilka Bankiga Adduunka ee Soomaaliya

 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Axad ah kulan la qaatay wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Christina Svensson. Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay taageerada dhanka farsamada iyo dhaqaalaha ee Bankiga Adduunka uu...
Share:

Sunday, January 28, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya Ambassador Valentin Zellweger, waxaana ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhaxeeya...
Share:

Saturday, January 27, 2024

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka golaha fulinta ee ururka magaalooyinka Carabta ee ka socda magaalada Baqdaad

 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jumcali โ€œMadaaliโ€ ayaa ka qeyb galay shirka 61-aad ee Golaha Fulinta ee Ururka Magaalooyinka Carabta, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Dowladda Hoose ee Baqdaad. Shirkan ayaa lagu soo bandhigay waxqabadkii...
Share:

Wednesday, January 24, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray saraakiisha ciidamada cirka Soomaaliya

 Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay saraakiisha ciidamada cirka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ka qalin jebisay Akadeemiyada Al-Zaciim ee dalka Qatar, waxaana uu...
Share:

Tuesday, January 23, 2024

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo la kulmay Madaxa Sanduuqa Horumarinta Sacuudiga

 Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ferdousa Othman iyo wafdigii la socday ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudiga kula kulmay Madaxa Sanduuqa Horumarinta Sacuudiga, Sultan bin Abdulrahman...
Share:

Monday, January 22, 2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta Mudane Adel bin Abdulrahman Al-Asoumi. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Mudane Al-Asuumi sidii loo horumarin lahaa xiriirka qotada dheer iyo...
Share:

Sunday, January 21, 2024

Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Garoowe maalmaha soosocdo

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegi doona magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, si uu uga qeyb-galo caleema saarka madaxweynaha dib loogu doortay maamulkaasi ee Saciid Deni. Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland...
Share:

Saturday, January 20, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Sheekha Al-Azhar Al-shariif

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed  El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar, iyagoo ka wada hadlay ahmiyadda dagaalka fikirka ee ka ...
Share:

Thursday, January 18, 2024

Imaaraadka Carabta oo taageero iyo garab istaag u muujisay dowladda Soomaaliya

 War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Imaaraadka ayaa lagu sheegay in Imaaraadka carabta uu si buuxda u garab taagan yahay dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed isla markaana uusan marnaba raali ka ahayn in lagu xad gudbo madaxbanaanideeda sida uu ku dhawaaqay...
Share:

Wednesday, January 17, 2024

Madaxda Hayโ€™adaha SoDMA iyo NIS Foundation oo kala saxiixday heshiis is afgarad ah

Madaxda Hayโ€™adaha SoDMA iyo NIS Foundation oo kala saxiixday heshiis is afgarad ah  Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Hay'adda NIS Foundation ayaa Maanta Heshiis is afgarad ah kuwada Saxiixay Xarunta Dhexe ee Hayโ€™adda SoDMA. Heshiiskaan ay gareen Labada hayโ€™addood...
Share:

Tuesday, January 16, 2024

Raโ€™iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta

 Raโ€™iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Axmed Juma Al Rumaithi, iyaga oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. War...
Share:

Monday, January 15, 2024

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo daah furay diwaan galinta Xogta Tallaalka

 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa daah furey Munaasabadda Hanaanka casriga ah ee diiwaan gelinta xogta Tallaalka Soomaaliya. Munaasabadda waxaa ka soo qeygaley Agaasimaha guud ee Wassaaradda Caafimaadka...
Share:

Sunday, January 14, 2024

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ž๐ฒ ๐๐ž๐ž๐ช ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ข๐ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐ ๐š๐ซ๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐ž๐  ๐๐ž๐  ๐š๐ก

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š Dr. Ali Haji Adam ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ž๐ฒ ๐๐ž๐ž๐ช ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ข๐ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐ ๐š๐ซ๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐ž๐  ๐๐ž๐  ๐š๐ก ๐ญ๐š๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ญ๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐’๐š๐ฅ๐๐š๐ง๐š๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง. Munaasabada...
Share:

Saturday, January 13, 2024

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq daawo ah gaarsiisay deegaanka Janaale

Degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada Hoose oo sameen adag ay ka soo gaartay daadadka ElNino ayaa maanta hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka waxa ay gaarsiisay shixnad Daawo ah. Degaanka Janaale ee hoostaga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waa degaan...
Share:

Thursday, January 11, 2024

Madaxweynaha JFS oo xaaladda Gobalka kala hadalay Ergeyga Midowga Yurub Ee Geeska Afrika

 MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XAALADDA GOBOLKA KALA HADLAY ERGEYGA MIDOWGA YURUB EE GEESKA AFRIKA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika...
Share:

Wednesday, January 10, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan kula qaatay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Wasaaradda Gaashaandhigga.

 Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaana ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  Sareeye gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow. Taliyaha Ciidanka...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog