Friday, September 30, 2022

Messi wuxuu jebiyaa inkaarta sannadihiisa caatada ah

  Laacibka reer Argentina ee Lionel Messi ayaa labadii sano ee la soo dhaafay ku jiray xaalad qurux badan iyo dhalaal. Messi ayaa xariga ka jaray, wuxuuna koobkiisii ​​ugu horeeyay u qaaday dalkiisa xagaagii sanadkii hore ee 2021, isagoo la wareegay Copa America markaasoo ciyaartoyda...
Share:

Thursday, September 29, 2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shee Maxamuud

 Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay madaxda ugu sareysa WFP Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shee Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David Beasley. Madaxweynaha ayaa...
Share:

Wednesday, September 28, 2022

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka oo bilaabay caawinta dadka beeraleyda ah

 Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ee dhawaanAl-shabaab kala wareegay deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa bilaabay caawinta dadka beeraleyda ah ee ku dhaqan deegaanadaasi. Ciidamada iskaashanaya ayaa dadka beeraleyda...
Share:

Tuesday, September 27, 2022

Ra’iisul Wasaare: Dowladda waxaa ka go’an in la helo garsoor madax-banaan oo soo celisa kalsoonida Soomaalida

 Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre ayaa guddoomiyay shirka guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo Garsoor madax-banan oo maanta looga hadlay dardar-galinta howlaha hortabinta u leh hay’adaha Caddaaladda oo u dub dhexaad...
Share:

Monday, September 26, 2022

Madaxwayne Xasan oo ka qayb galay Martiqaad uu sameeyay Joe Biden

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo New York uga qeyb galay Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey, ayaa xalay kulan la qaatay Madaxweynaha Dowladda Maraykanka Joe Biden. Madaxweynuhu waxa uu ku bogaadiyey Dowladda Maraykanka doorka...
Share:

Sunday, September 25, 2022

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha oo wadaha Dhaqdhaqaaqyo ay ku adkeenaayaa xiriirka iyo dib u habeynta siyaasadda gudaha iyo mida dibadeed

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre oo shaley guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda uu hannaanka deyn cafintu u leeyahay horumarka dalka iyo gaaridda isku filnaashno dhaqaale. Ra’iisul...
Share:

Saturday, September 24, 2022

Xasan Sheekh Maxamuud oo Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ka hor sheegay Kacdoonka ka dhan ka ah Al-shabaab iyo xaalada Abaaraha

 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyey Shirka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada dowladda Soomaaliya ee gurmadka abaaraha, dib u habaynta laamaha ammaanka,...
Share:

Friday, September 23, 2022

Wararkii ugu danbeeyay iyo ciidaadii xooga dalka oo isku diyaarinaya inay xoreeyaan CEELBUUR

 Waxaa weli si xawli ah u socda howl-gal militari oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo shacab is-abaabulay ay kaga soo horjeedaan ururka Al-Shabaab. Howl-galada ayaa toddobaadyadii lasoo dhaafay waxaa inta badan gobolka Hiiraan looga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab oo...
Share:

Wednesday, September 21, 2022

Booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Mareykanka oo ka soo hooyatey guulal lataabankaro

  Miro muhiim ah oo ay Soomaaliya ka guratay booqashadii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee dalka Mareykanka, gaar ahaan dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha.Guulaha amni, siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale ee laga gaaray booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya ee Washington...
Share:

Tuesday, September 20, 2022

Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada oo looga hadlay xoojinta howlgallada ka dhanka Al-Shabaab

  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Berri ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida. Kulanka ayaa lagu soo bandhigay qorshe lagu xoraynayo deegaanada ay argagixisada...
Share:

Monday, September 19, 2022

Dowladda Soomaaliya ayaa ka warbixisay howlgalo cusub oo ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa deegaanka ay ku qaadeen Al-Shabaab deegaanka Yasooman oo ku dhow degmada Buulobarde ee gobolka Hiiraan i

 Ciidanka xoogga dalka ayaa degaan lagu magaaco Yasooman oo ka tirsan gobolka Hiiraan waxay ku dileen ugu yaraan 45 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, sida lagu shaaciyey war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya. “Howlgal culus oo ay iska kaashanayaan...
Share:

Sunday, September 18, 2022

Soomaaliya oo ka billowday dagaal loo dhan yahay oo ka dhan ah Al-Shabaab,

 Isimada Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaar u yihiin in ay la dagaalamaan Al-Shabaab oo xiriir la leh Ururka Argagaxisada ah ee Al-Qaacidda,kadib markii ay dowladda u ballan qaaday in ay la garab taagan tahay taageerada loo baahan yahay,kadibna ay beeluhu ka...
Share:

Saturday, September 17, 2022

Guardiola: Umaan soo saxiixan Grealish si uu u dhaliyo oo uu u caawiyo!

 Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay doorka Jack Grealish uu la ciyaaray kooxda bilowgii xilli ciyaareedka 2022-23, inkastoo uusan weli wax gool ah dhalin. Guardiola ayaa ku yiri bayaan uu soo saaray website-ka rasmiga ah ee Manchester...
Share:

Friday, September 16, 2022

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dileen 18 ka tirsan Al-Shabaab

 Howlgallada ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ka wadaan deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa weli ka socda deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Hiiraan, iyadoo aan la kala joogsan, waxaana khasaare xooggan lagu gaarsiiyay argagixisada. Xalay fiidkii ayay ciidamada...
Share:

Wednesday, September 14, 2022

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku baaqey dagaal ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab

 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay dagaal ballaaran oo ka dhan ah ururada argagixisada, wuxuuna soo cusboonaysiiyay baaqiisa ku aadan in ciidamada iyo shacabka ay ka hortagaan Al-Shabaab, dalkana laga xoreeyo gacantooda, “difaaca diinta”. Madaxweyne...
Share:

Tuesday, September 13, 2022

War-murtiyeed kasoo baxay Shirkii Muqdisho ee DF iyo maamulada

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran kaasoo socday muddo laba maalmood ah 11-12 September 2022. Shirka oo ku qabsoomay magaalada Muqdisho waxaa ka soo qayb galay...
Share:

Monday, September 12, 2022

Ciidamada DFS oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa la wareegay deegaano cusub oo katirsan Hiiraan

 Militirga Soomaaliya oo Garabka helayo Xoogga Degaanka Ayaa Xalay La Wareegay Degmada fiidow ee Xadka Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee Dowlad Gobolkeedka Hir-shabelle, Saraakiisha Xoogga Dalka ayaa Sheegay inay Ciidamada Dowladda Qabsadeen habeen barkii Xalay...
Share:

Sunday, September 11, 2022

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Xamse oo warbixin ka dhageestay hay’adda SICPA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan hawlaha la xiriira dhismaha hay’adda iyo doorkeeda shaqo ka dhagaystay Hantidhawraha...
Share:

Saturday, September 10, 2022

Si rasmi ah .. Socdaalkii Premier League ayaa dib loo dhigay geerida boqorad Elizabeth awgeed

 Horyaalka Ingiriiska ayaa go’aamiyay in dib loo dhigo ciyaarihii wareegga toddobaad ee tartanka oo lagu waday in uu furmo berri oo Sabti ah, si loogu baroor diiqayo geerida boqoradda Elizabeth II. "Kulankii saaka, kooxaha Premier League waxay xushmad u siiyeen Boqorada...
Share:

Friday, September 9, 2022

Dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa weli ka socda gobollada Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya

 Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaadka kooxda Macawiisleyda ay weerar culus ku qaadeen deegaanka Geed-weyne oo hoostaga degmada Jalalaqsi oo ka tirsan gobolkaasi, halkaas oo ay sidoo kale ku suganaayeen xoogag...
Share:

Wednesday, September 7, 2022

Imaaraadka carabta oo gurmad cusub soo gaarsiiyey somaliya

 Madaxa bini'aadantinimada ee Qaramada Midoobay ayaa saadaaliyay Talaadadii in ugu yaraan 1 bilyan oo doolar si degdeg ah loogu baahan yahay si looga hortago Macluusha Soomaaliya  bilaha soo socda iyo horraanta sanadka soo socda markaasoo la filayo in laba xilli...
Share:

Tuesday, September 6, 2022

Liverpool ayaa isha ku haysa in ay iska furto kooxda Napoli ee dalka Talyaaniga

 Liverpool ayaa ku bilaaban doonta ololaheeda Champions League xilli ciyaareedka (2022-2023) iyagoo wajihi doona Napoli, Italy, garoonka Diego Armando Maradona, Arbacada soo socota, koox ay Reds dhibaato badan kala kulantay iska hor imaadyo hore.Liverpool ayaa haysata 6...
Share:

Monday, September 5, 2022

M/AFRIKA oo ergey cusub usoo magacaabay Somalia kadib cayrintii MADEIRA

 Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa danjire Mohammed El-Amine Souef u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo madaxa howlgalka ATMIS ee Soomaaliya. Magacaabistan ayaa timid ka dib markii bishii April ee la soo dhaafay la ceyriyay wakiilkii Midowga...
Share:

Sunday, September 4, 2022

Madaxweynaha Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarada Argagixiso ee ka dhacay Hirshabeele iyo Galmudug, Shacabkana ugu baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab

  Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlau falkii ay Al-shabaab ku ay ku laayeen dad rayidka ee ku sugnaa deegaanada Afar-irdood iyo Cadakibir ee kala kala tirsan Gobolada Galgaduud iyo Hiiraan. Madaxweynaha Xasan Shiikh ayaa sheegay in ay tillaabo...
Share:

Saturday, September 3, 2022

Ciidamada xooga dalka ayaa ka hortagay weerar argagaxiso oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku soo qaadeen gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya

 Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ka fuliyeen duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Howlgalka oo si gaar ah looga sameeyey waddada dheer ee xiriirisa magaalooyinka...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog