GURIGA »
Soomaaliya
» 100-ka maalin xukunka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo 21 Qodob ee ugu muhiimsan
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo markii
loo doortay xilka madaxweynaha qaranka waxaa laga joogaa 100 maalmood,marka
laga soo tiriyo habeenkii la doortay 15-kii May 2022-ka.
kl
Inkastoo mucaarado uu durba sameystay lana dhaliilsan yahay qaabka uu xilalka
umagacaabay ilaa hadda waxaase dadka qaar ay u arkaan inuu seddexdaan bil ee
xilka uu joogo uu wax badan qabtay.
21 Qodob ayaa lagu soo
koobay waxqabadkii 100-ka maalin uhoreysa
1-soo
celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka
2- dib u soo celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Masar
3- dib u hagaajinta xiriirka Walaalaha Jabuuti iyo Soomaaliya
4- U Laab qaboojintii Qalbiyada Madaxda Maamulada Koonfur Galbeed iyo
Galmudug
5- Soo celinta Xiriirkii Wadamada Soomaaliyaa iyo Kenya
6- Heshiisyo Waxtar leh oo lala galey Dalka Turkiga
6- Soo hubintii Ciidamadii la weysanaa ee Tababarka loogu qaadey Ereteriya
7- Dadaal u gelida sidii aan ugu mid noqon lahayn Suuqa iskaashiga
Bariga Afrika
8- U gurmashada Dadka Abaarahu Saameeyeen
9- Ergeyga Gurmadka abaaraha Cabdiraxaan Cabdishakuur oo dadaal u galey u
qareemida dadka Abaaraha
10- Magacaabida la taliyayaal Waxtar leh
11- La Kulankii laab qaboojinta Waaladiintii Caruurtooda loo qaadey
Ereteriya
12- Fudeyntii in uu Xildhibaan loo dhaariyo Madaxweynihii Hore Farmaajo
13- Magacaabistii Raiisul Wasaare Tayo leh
14- Fududeynta in la soo magacaabo Xukuumad Tayo leh ee loogu magacdarey
DAN QARAN
14- La dagaalankii iyo baabi’intii Cayaal Weeradii oo Siyaasad ka dambeysey
15- Abuurida Barnaamijkii Shaqo Abuurka Dhalinyarada
16- Tagistii Wasaaradda Gaashaandhiga iyo la Xisaabtanka Saraakiusha
Ciidamada
17- Fududeyntii in Baarlamaanka uu asaxiyo Xukuumadii Dan Qaran
18- Ku dhawaaqidIi ereygii ahaa “Aargoosi ma jiro”
19- Dib u soo celintii dadkii sida Sharcidarada ah looga qaadey
Darajooyinka Ciidamada
20- Markii ugu horeysey oo la Taliye Madaxweyne helaan Haweenka
21- Wuxuu ka dhabeeyey Halkudhigii ahaa “SOOMAALI OO HESHIIS AH, IYO
DUNIDA OO HESHIIS LA AH”
0 Comments:
Post a Comment