Thursday, February 29, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo Nayroobi uga qeybgalaya shirka Caalamiga ah ee Isbadalka Cimilada

 Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa goordhaw gaaray  magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Joma Kiyata...
Share:

Wednesday, February 28, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Shirweynaha 6-aad ee Ururka QM u qaabilsan Deegaanka

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga qeyb-gali doono Meertada rasmiga ah shirweynaha 6-aad ee ururka Qaramada Midoobay u qaabbilsan Arrimaha deegaanka. Wasiirka Wasaaradda deegaanka...
Share:

Tuesday, February 27, 2024

Madaxa Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya oo la kulmay masโ€™uuliyiin ka socotay Hayโ€™adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka

 Hayโ€™ada Maareynta Masiibooyinka oo qaabishay Hayโ€™ado Caalami ah Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay masโ€™uuliyiin ka socday Hayโ€™adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID)...
Share:

Monday, February 26, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Ingiriiska

 Madaxweynaha Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru-dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska James Stephen Heappey oo booqasho ku yimid dalkeenna. Madaxweynaha ayaa la wadaagay wasiirka guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray...
Share:

Sunday, February 25, 2024

Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Saxiixay Sharci ay soo Gudbisay Wasaaradda..

 Madaxweynaha ayaa saxiixay sharciga ilaalinta iyo maareynta deegaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah saxiixay sharciga ilaalinta iyo maareynta deegaanka, kaasoo ay ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka...
Share:

Saturday, February 24, 2024

Masโ€™uuliyiin ka socday Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka iyo Hirshabelle oo booqday biya xireenka Sabuun ee duleedka Jowhar.

 Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka  Md, Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay qayb ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure, wasiir ku-xigeenka  Wasaaradda Gargaarka , Guddoomiyaha Gobolka...
Share:

Tuesday, February 20, 2024

Duqa Muqdisho oo Casuumaad u sameeyay Ganacsato u dhasheen dalka Kuwait

 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay Ganacsato iyo Maalgashadeyaal u dhashay dalka Kuwait kuwaas oo Magaalada Muqdisho u yimid sidii ay Maalgashi u sameyn lahaayeen. Kulankan...
Share:

Monday, February 19, 2024

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas danyar ah oo ku nool Garasbaaley

 Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ayaa maanta 1, 000 Qoys oo Barakacyaal iyo danyar iskugu jira kana soo barakacay Gobolka Shabeellada Hoose gargaar ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey. Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa maanta deegaanka Garasbaaleey...
Share:

Sunday, February 18, 2024

Geesiyaasha Imaaraatku waa naftood hurayaal naftooda u huray sidii ay u difaaci lahaayeen kuwa dulman, una ilaalin lahaayeen amniga iyo xasiloonida dalkooda

 Geesiyaasha Imaaraatku waa naftood hurayaal naftooda u huray sidii ay u difaaci lahaayeen kuwa dulman, una ilaalin lahaayeen amniga iyo xasiloonida dalka, isla markaana ay ka gooyeen argagixisanimada, waxay ahaayeen niman Alle u ballan qaaday oo ka dhabeeyey ballankii...
Share:

Shuhadadii la beegsaday ayaa waxa ay ku guda jireen waajibaadkooda shaqo ee tababarida iyo tayeynta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

 Shuhadadii iyagoo dhiigooda wata ayaa dalkooda iyo dadkooda sharaf iyo karaamo u soo hooyay, Carab walbana sharaf ayay u soo hoyiyeen. Shuhadadii geesiyaasha ahaa ee naftoodii sharafta lahaa u huray danta qaranka iyo mabaadiโ€™da suuban ee aynu ku hayno. Naftood hurayaal...
Share:

Thursday, February 15, 2024

Shuhadadii Imaaraatku waxay dalkooda iyo dadkoodaba u abuureen sharaf iyo karaamo, wayna gaadheen.

 Shuhadada Imaaraatka waxa lagu tiriyaa inay ka mid yihiin hidaha iyo taariikhda ummaddan weyn, waana sheekooyin geesiyaal ah oo ka warramaya geesinimada rag iyo dumarba u huray naftooda si ay u sugaan amniga iyo xasiloonida. Isutagga Imaaraadka Carabta Sannado badan,...
Share:

Shuhadada Imaaraatku waa wiilal qaran oo naftood hurayaal u ah dalkooda

 Imaaraatka Carabtu waxa uu ka mid yahay wadamada had iyo jeer sida hanka leh u garab taagan rag iyo dumar naftood hurayaal ah oo naftooda u huraya ilaalinta qaranimada iyo difaaca qiyamka iyo mabdaโ€™a ay leeyihiin. Iftiin geesinnimo iyo hufnaan leh. Marxuumku waa geesiyaal...
Share:

Wednesday, February 14, 2024

Shuhadada Imaaraatku waxay astaan โ€‹โ€‹u tahay daacadnimada dalka hooyo

 Subaxnimadii jimcaha waxaa dalka Imaaraatka Carabta ka dhacday musiibo weyn kadib markii ay ku shahiideen 45 askari oo ka tirsan ciidamadooda militariga kadib markii gantaal lagu soo riday, taasoo keentay in ay sare u kacdo mawjado murugo iyo murugo ah oo quluubta imaaraatka...
Share:

Tuesday, February 13, 2024

Magacyada saraakiishi Imaaraatka Carabta ee ku shahiiday weerarkii Soomaaliya iyo sare u qaadida awoodooda dhanka ammaanka

 Shuhadada Imaaraatku waa wiilal qaran oo naftood hurayaal badan u soo huray ilaalinta amaanka iyo nabad gelyada Imaaraatka Carabta. Dalka hooyo ama fulinta hawlgallada bini'aadantinimo iyo doorarka samatabbixinta, naf-hurayaashan waxaa loo tixgeliyaa mawduuca lagu majeerto, ixtiraamka...
Share:

Monday, February 12, 2024

Wasiirka Caafimaadka oo gaadiid ku wareejiyay Taliska Asluubta iyo Gobalka Banaadir

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ข๐ ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฌ๐ž๐ฒ ๐“๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐€๐ฌ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐›๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ.Wasiirka...
Share:

Sunday, February 11, 2024

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay Saraakiisha Walaalaha Imaaraatka ee ku geeriyootay weerarkii Muqdisho

 Madaxweyne Xasan Sheikh oo isbitaalkii digfeer ku booqday saraakiishii ku dhaawacmay weerarkii xerada GoordanMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isbitaalka Digfeer ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaraatka ee ku dhawaacmay toogashadii ka dhacday Xerada...
Share:

Saturday, February 10, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan wadatashi ah la qaatay Culimada Soomaaliyeed

 Madaxweyne Xasan Sheekh oo Culimada Soomaaliyeed kala hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaabMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey...
Share:

Thursday, February 8, 2024

Imaaraadka Carabta oo cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu beegsadey sooqa bakaaraha

Imaaraatka Carabta ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Muqdisho Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii Argagixiso ee shalay oo Talaado ahayd ka dhacay Suuq caan ah oo ku yaalla magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay...
Share:

Wednesday, February 7, 2024

wasiirka caafimaadka iyo safiirka talyaaniga oo kormeer ku tagey isbitaalka Demartimo

 Wasiirka Caafimaadka XFS iyo Safiirka Talyaaniga oo kormeeray Isbitaalka Demartimo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Guuleed Cabdijaliil,...
Share:

Tuesday, February 6, 2024

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š.

 ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š.Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka...
Share:

Monday, February 5, 2024

Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka oo khudbad ka jeediyay xuska maalinta walaaltinimada Adduunka

 Danjire Axmed Juma Al Rumaithi, Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa khudbad ka jeediyay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee walaaltinimada oo ku beegan 4-ta bisha Febraayo ee sanad kasta. Hoos ka akhriso...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog