Showing posts with label news. Show all posts
Showing posts with label news. Show all posts

Thursday, February 29, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo Nayroobi uga qeybgalaya shirka Caalamiga ah ee Isbadalka Cimilada

 Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa goordhaw gaaray  magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Joma Kiyata...
Share:

Sunday, February 18, 2024

Geesiyaasha Imaaraatku waa naftood hurayaal naftooda u huray sidii ay u difaaci lahaayeen kuwa dulman, una ilaalin lahaayeen amniga iyo xasiloonida dalkooda

 Geesiyaasha Imaaraatku waa naftood hurayaal naftooda u huray sidii ay u difaaci lahaayeen kuwa dulman, una ilaalin lahaayeen amniga iyo xasiloonida dalka, isla markaana ay ka gooyeen argagixisanimada, waxay ahaayeen niman Alle u ballan qaaday oo ka dhabeeyey ballankii...
Share:

Thursday, February 15, 2024

Shuhadadii Imaaraatku waxay dalkooda iyo dadkoodaba u abuureen sharaf iyo karaamo, wayna gaadheen.

 Shuhadada Imaaraatka waxa lagu tiriyaa inay ka mid yihiin hidaha iyo taariikhda ummaddan weyn, waana sheekooyin geesiyaal ah oo ka warramaya geesinimada rag iyo dumarba u huray naftooda si ay u sugaan amniga iyo xasiloonida. Isutagga Imaaraadka Carabta Sannado badan,...
Share:

Wednesday, January 3, 2024

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdifitaax Al-siisi ayaa ku balamay inay adkeeyaan iskaashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Masar,

 Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi waxa uu taleefoon ka helay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Af-hayeenka rasmiga ah ee Madaxtooyada JSL, La-taliyaha Axmed Fahmy, ayaa sheegay in baaqaasi lagaga hadlay xidhiidhka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal...
Share:

Monday, June 5, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa Sacuudiga

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa qalinka ku duugay heshiisyo cusub oo labada dowladood ay ku xoojinayaan xiriirka qotoda dheer ee labada dal. Guddoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa shalay magaalada Riyaad kula kulmay dhiggiisa...
Share:

Tuesday, October 18, 2022

Dib u noqosho ma jirto: Waa inaan Al-Shabaab ka saarno – Waxaa qoray madaxweyne Xasan Sheekh

   Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qoray maqaal uu cinwaan uga dhigay “Ma jirto wax ka laabanaya go’aankeenna ah inaan meesha ka saarno dhaqdhaqaaqa argagixisada,” ayuu ku sheegay in Soomaaliya ay ku jirto xaalad rasmi ah oo dagaal ay kula jirto...
Share:

Tuesday, August 9, 2022

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda

 Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas. Madaxweynaha oo garoonka diyaaradaha calaamiga ah ee Entebbe uu ku soo dhaweeyey...
Share:

Monday, August 8, 2022

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan wadatashi ah la qaatay culimada Soomaaliyeed

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa Madaxtooyada kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa culumada uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo adkeynta xiriirka dowladda iyo culimada, isagoo tilmaamay...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog