Ka dib dhexdhexaadintii Emirate-ka ee lagu oo lagu guulaystay, in 63 maxbuus
dagaal "xasaasi ah" ayaa ku laabtay Ruushka, ka dib wadahadalo adag
oo lala yeeshay Kyiv.
Wakaaladaha wararka ee Ruushka oo soo xiganaya wasaaradda gaashaandhigga
ayaa sheegay in 63 maxbuus...
Saturday, February 4, 2023
Isweydaarsiga ganacsi ee u bdhexeeyo Imaaraadka iyo Shiinaha oo gaarey heerkii ugu sarreeyay sanadka 2022
Mugga isweydaarsiga ganacsiga ee u dhexeeya UAE iyo Shiinaha ayaa kor u
kacay heerkii ugu sarreeyay sannadkii la soo dhaafay, isagoo kordhay 37.4
boqolkiiba sannad kasta sanadka 2022.
Zhang Yiming, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinah ee Imaaraadka, ayaa
boggiisa rasmiga...
Xasan oo Baydhaba gaaray si uu uga qeyb galka shirka dib u heshiisiinta koonfur galbeed
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo
wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta
Kumeel-gaarka ah ee maamulka Koofur Galbeed.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka
Shaati...
Thursday, February 2, 2023
Juventus Oo kutalajirto in ay Kansalaysa Heshiiska Ay Kula Jirto Paul Pogba
Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa burburinaysa heshiiska ay kula jirto
xiddiga reer France ee Paul Pogba oo xagaagii si xor ah ugaga soo wareegay
Manchester United, waxaanay kooxdaasi ka cadhaysan tahay laba arrimood oo isku
raacay.
Paul Pogba oo ay da’diisu tahay 29...
Imaaraadku waxa uu ka qayb galayaa kalfadhiga saddexaad ee shirarka kooxda shaqada ee dhamaadka-furan si loo yareeyo khataraha hawada
Wafdi ka socda UAE, oo uu hoggaaminayo Mudane Imran Sharaf, Kaaliyaha
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Sare ee Sayniska iyo
Tignoolajiyada, iyo koox ka socota Wakaaladda Hawada Sare ee Emirates, ayaa ka
qayb galaya shirarka Qaramada Midoobay.
Kooxda...
Wednesday, February 1, 2023
Shir u furmay madaxda Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ayaa lagaga arrinsanayey sidii loo mideyn lahaa hawl-galada lagu cirib-tirayo argagixisada
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir
afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, madaxweynaha Kenya William Ruto,
madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya
Abiy Axmed, oo iyagu galinkii hore ee maanta...