Tuesday, October 11, 2022

Md Soomaaliya oo Maanta kulan la qaatay Madaxeeynaha dalka Uganda

 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalkaa Uganda ayaa Maanta kulan la qaatay dhigiisa dalkaas Yoweri Kaguta Museveni, iyagoona ka wada hadlay xasiloonida gobolka iyo xiriirka labo geesoodka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Uganda. Madaxweyne...
Share:

Monday, October 10, 2022

Md Xasan Sheekh oo go’aankiisa ku baabi’iyey guddi Farmaajo hore u ansixiyey

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud markuu arkay Qoraalka Sumadiisu tahay XG/504/B-12/021 ee ka soo baxay Aqalka Sare laguna sheegay in Xubnaha Golaha Adeega Garsoorka iyo Xubnaha Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa aan hawlgelintooda...
Share:

Sunday, October 9, 2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda

  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii booqasho rasmi ah ku tagay dalka Uganda, isagoo isku dayaya inuu taageero dheeraad ah oo gobolka ah ka helo dadaallada uu kula jiro argagixisada. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh...
Share:

Saturday, October 8, 2022

Xasan oo shir guddoomiyey Golaha Wasiirada kaasoo todobaadkiiba mar la qabto

  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamza CabdiBarre ayaa maanta oo Khamiis ah shir-gudoomiyay kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada, kaasoo todobaadkiiba mar la qabto, kaasoo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka oo uu shir guddoominayay...
Share:

Friday, October 7, 2022

dawlada Iskaashiga Khaliijka” ayaa ku baaqayaa in la xoojiyo dadaallada lagu doonayo in dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee Soomaaliya on loo midoobo

 Wadamada Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa ku baaqay in loo baahan yahay dadaal wadajir ah iyo is garab istaaga beesha caalamka si meesha looga saaro dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee Soomaaliya soo food saartay lana yareeyo saameynta ay ku yeelan karto dadka Soomaaliyeed...
Share:

Wednesday, October 5, 2022

Midowga Yurub oo dib u cusbooneysiiyay taageeradii uu siin jiray Soomaaliya ee la dagaalanka argagixisada

Midowga Yurub ayaa dib u soo cusboonaysiiyay taageeradii uu siin jiray dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna si adag u garab taagan yahay dowladda Federaalka Soomaaliya dadaallada joogtada ah ee lagu xoreynayo bulshooyinka muddada dheer ku dhibaateysnaa xukunka kooxda “Al-Shabaab”...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog