Tuesday, November 14, 2023

Wasiirka warfaafinta, XFS Daa’uud Aweys iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka oo Hay’adaha deeqaha bixiya lakulmey

 Guddiga Qaran ee Gurmadka fatahaadaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka kala socday Hay’adaha deeqaha bixiya Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo daadadka El-Niño ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa ay kulan gaar ah kula qaateen Wakiilo iyo Masuuliyiin ka kala socday...
Share:

Monday, November 13, 2023

Wasiirrada Cadaaladda ee Masar iyo somaaliya oo kulan ku yeeshey Qaahira

 Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS iyo wafidiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh Saalax Dhiblaawe oo ka tirsan maxkamadda...
Share:

Sunday, November 12, 2023

Wasiir Daa’uud Aweys :Dad kabadan Hal milyan ayuu saameeyey Daadadka iyo fatahaadaha dalka ka dhacay, waxaana dhimashada maraysaa 31 qof

shir jaraa’id oo ay qabtay  Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka QarankaWasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac,oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka iyo qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo shir jaraa’id qabtay...
Share:

Saturday, November 11, 2023

Madaxweyne Xasan Sheikh oo khudbad ka jeedinayay shir madaxeedka Afrika iyo Carabta oo shalay ka furmay magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga

 Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Madasha Iskaashiga Sacuudiga iyo Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga...
Share:

Thursday, November 9, 2023

Qaramada Midoobay oo sheegtay inay Doomo u dirtay magaalada Luuq si dadka loogasoo daad gureeyo

 Hay'adda Maareynta Musiibooyinka oo Doomaha nuuca dheereya u dirtay degmooyinka ay daadadku ka dhaceen ee Gobolka Gado Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ka jawaabaysa xaaladaha adag ee ka jira gobolka Gedo Degmooyinkiisa kala duwan ee Dowladd...
Share:

Wednesday, November 8, 2023

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

 Soomaaliya iyo ingriiska oo wada hadalo shaxmaray Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Michael Nithavrianakis. Wasiirka...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog