Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bogaadisay dadaallada dowladda Soomaaliya
ay ku bixisay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ciribtirka musuq maasuqa iyo
horumarka lagu gaaray.
Tani waxay ka dambeysay kulan uu Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Hamzah Abdi Berri,
uu maanta oo...
Wednesday, August 16, 2023
Tuesday, August 15, 2023
RW Xamsa oo guddoomiyay shir looga hadlayay mudnaanta dowladda marxaladda deyn-cafinta kadib
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane
Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan muhiim oo looga hadlayay
jiheynta dhaqaalaha dalka marxaladda deyn-cafiska kadib.
Shirka ayaa lagu soo bandhigay talo-bixin ay sameeyeen Golaha...
Monday, August 14, 2023
Xarunta Gargaarka ee Boqor Salmaan ayaa 1,000 boorso oo iskuullo ah ka qeybisay gobolka Saaxil ee Soomaaliya
Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimad ee Boqor Salmaan ayaa ah mid ka mid ah
howlaha bini’aadantinimo ee ugu muhiimsan ee ay qabato Boqortooyada Sacuudiga,
waxaana xaruntan looga gol leeyahay in gargaar bani’aadanimo iyo gargaar la
gaarsiiyo dalalka iyo bulshooyinka ku dhibaateysan...
Sunday, August 13, 2023
Md JFS oo qodobo aad u culus kala hadlay Catriona Laing

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa
Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada
Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing.
Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay qorshaha
xasilinta...
Saturday, August 12, 2023
Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhanka amniga

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane
Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodeshi” ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Isutagga
Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Juma Al-Rumaythi.
Wasaaraddu waxay qoraalkeeda ku sheegtay in Wasiir...
Friday, August 11, 2023
Md JFS oo xarriga ka jaray Laanta Bankiga Dhexe ee Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh
Maxamuud ayaa xarigga ka jaray laanta Bangiga Dhexe ee oo uu ka hirgeliyay
magaalada Dhuusamarreeb.
Munaasabadda xarig jarka waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka
Galmudug mudane Axmed Cabdi...