Friday, May 12, 2023

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir arrin Muhiim ah looga hadlay oo ka dhacay Switzerland

 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Xil: Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dalka Switzerland kaga qeyb galay shir la xariira sidii xal loogu heli lahaa dadka ay abaaraha, colaadaha iyo cunto yarida barakaciso. Shirkaan...
Share:

Thursday, May 11, 2023

Soomaaliya ayaa magaalada Jeddah uga qeyb gashay shirka sanadlaha ah ee Wasiirada Maaliyadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka

 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa gaaray Magaalada Jiddeh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Wasiirka ayaa halkaas uga qeyb gelaya Shir sanadeedka Wasiirrada Maaliyadda Waddamada ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka...
Share:

Wednesday, May 10, 2023

DF iyo Indonesia oo kawada hadlay horumarinta dhaqaalaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Maxamad Hery Saripudin. Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka Indonesia ayaa intii uu kulanku socday isla soo...
Share:

Tuesday, May 9, 2023

RW Xamse: Marnaba raali ka ahaan mayno doorasho horseeda burburka Puntland

 Raysal wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, inuu masuul ka yahay fashilka ku yimaada barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya. Raysal wasaare Xamse oo ay tahay markii ugu horreysay oo uu arrimaha Puntland...
Share:

Monday, May 8, 2023

DF oo shaacisay tirada ciidamo la keenayo dalka iyo dowladda bixinaysa kharashka

 La-taliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa shaaciyay in dowladda ay dalka dib ugu soo celinayso toban kun oo askari, kuwaasi oo tababar kusoo qaatay afar dal, oo qaar kamid ah yihiin waddamada deriska. Ciidankan cusub ee la keenayo dalka...
Share:

Sunday, May 7, 2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kula qaatay Kusimaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobe

 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Kusimaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kiki Gbeho, iyo xubno ka tirsan xafiiska...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog