Thursday, January 12, 2023

Mashaariicda Imaaraatka Carabta iyo Gacma-cadeedka ay ka wadaan Soomaaliya ayaa muujinaya isu soo dhawaanshaha weyn ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah

 Wasiirka Gaashaandhigga  Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo howlo shaqo u jooga magaalada Abu Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa iskaashi dhanka militeriga, amniga iyo la dagaallanka argagixisada ah la saxiixaxday dowladda Imaaraadka Carabta. Wasiir...
Share:

Wednesday, January 11, 2023

Soomaaliya oo Dubai uga qeyb gashey meertada 46-aad ee Shirka Taliyeyaasha Ciidanka Booliska dalalka Carabta

 Taliyaha Ciidanka Booliska Sooomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaraadka Carabka kaga qeyb galay meertada 46-aad ee Shirka Taliyeyaasha Ciidanka Booliska dalalka Carabta. Shirkan sannadlaha...
Share:

Tuesday, January 10, 2023

dawlada Maraykanka oo ugu deeqay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qalab ciidan oo ku kacaya $9 milyan

 Mareykanka ayaa ugu deeqay qalab milatari oo ku kacaya 9 milyan oo dollar oo isugu jira hub, gaadiid, agab caafimaad iyo qalab kale oo loogu talagalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda wareejinta qalabkan waxaa ka qeyb galay Safiirka Mareykanka Larry Andre,...
Share:

Monday, January 9, 2023

Safiirka Soomaaliya ee Qaahira, Ilyaas Sheekh oo bogaadiyay booqashadii uu Ra’iisul Wasaaraha ku tagay Masar

 Safiirka Soomaaliya ee Qaahira, ahna wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Ilyaas Sheekh Cumar Abuu Bakar, ayaa ku nuux-nuux saday muhiimadda ay leedahay booqashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Berri uu ku joogo magaalada...
Share:

Sunday, January 8, 2023

RW XFS oo maanta booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex cisho ah ugu ambabaxay dalka Masar

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw u ambo baxay magaalada Qaahira ee caasinadda dalka Masar. Xamse Barre ayaa dalka Masar ugu baxay booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex cisho...
Share:

Saturday, January 7, 2023

Hey’adda Maareynta Masiiboyinka oo gargaar gaarsiisay Qoysas danyar ah

 Gargaar ay horay dowladda Imaaraadka Carabta ugu deeqday dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu sameyeen, oo ay maantey Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SODMA, ayaa ku dhawaad 300 oo qoys oo danyar ah ugu qeybisay gudaha degmada Diinsoor ee Gobolka Bay. Dadka gargaarkaan...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog