Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray safaaradda
dalkiisa ee Kampala oo muddooyinkii u dambeeyay dib u dhis iyo dib u dayactir
lagu sameeyay.
Wasiiro, wakiilo ka socday Baarlamaanka Federaalka, iyo qeybaha kala duwan
ee bulshada rayidka ah...
Wednesday, August 10, 2022
Tuesday, August 9, 2022
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo
booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo
dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas.
Madaxweynaha oo garoonka diyaaradaha calaamiga ah ee Entebbe uu ku soo
dhaweeyey...
Monday, August 8, 2022
Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan wadatashi ah la qaatay culimada Soomaaliyeed
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa Madaxtooyada kulan
wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa culumada uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo
adkeynta xiriirka dowladda iyo culimada, isagoo tilmaamay...
Sunday, August 7, 2022
madaxweyne Xasan Sheekh oo xaley Madaxtooyada kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed.

Golaha Wasiirada Soomaaliyaayaa maanta la horgayanayaa xildhibaanada golaha shacabka si ay codka
kalsoonida ugu qaadaan ayada oo weli hubanti la’aan badan ay ku hareeyeysan
tahay.
Maalmihii ugu dambeeyey
wasiirada ayaa waday dadaal xooggan oo codka kalsoonida ay uga raadinayaan
xildhibaanada...
Saturday, August 6, 2022
Sawiro: Arsenal ayaa kor u qaaday xiddiga Premier League ka dib markii ay guul ka gaartay Crystal Palace
(London) 13 Dis 2017 Kooxda Arsenalayaa xalay guul ka gaartay kooxda Crystal Palace oo ay marti u ahayd, kaddib
markii ay kaga adkaatay 2-0.
Labada gool ee Gunners waxaa u kala dhaliyay Gabriel Martinelli (20) iyo
Marc Guehy (85 si qalad ah).
Arsenal ayaa u hanjabtay...
Thursday, August 4, 2022
Si rasmi ah.. Liverpool ayaa cusbooneysiisay qandaraaska Jota
Liverpool ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqday inay cusbooneysiisay
qandaraaska weeraryahankeeda Portugal, Diogo Jota, kaasoo dhacaya 2027
Tan iyo markii uu Liverpool kaga soo biiray Wolverhampton, Jota waxa uu
muujiyay ciribtiisa inuu yahay weeraryahan wax toogata...