Saturday, February 4, 2023

Xasan oo Baydhaba gaaray si uu uga qeyb galka shirka dib u heshiisiinta koonfur galbeed

  Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel-gaarka ah ee maamulka Koofur Galbeed. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka Shaati...
Share:

Thursday, February 2, 2023

Juventus Oo kutalajirto in ay Kansalaysa Heshiiska Ay Kula Jirto Paul Pogba

 Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa burburinaysa heshiiska ay kula jirto xiddiga reer France ee Paul Pogba oo xagaagii si xor ah ugaga soo wareegay Manchester United, waxaanay kooxdaasi ka cadhaysan tahay laba arrimood oo isku raacay. Paul Pogba oo ay da’diisu tahay 29...
Share:

Imaaraadku waxa uu ka qayb galayaa kalfadhiga saddexaad ee shirarka kooxda shaqada ee dhamaadka-furan si loo yareeyo khataraha hawada

 Wafdi ka socda UAE, oo uu hoggaaminayo Mudane Imran Sharaf, Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Sare ee Sayniska iyo Tignoolajiyada, iyo koox ka socota Wakaaladda Hawada Sare ee Emirates, ayaa ka qayb galaya shirarka Qaramada Midoobay. Kooxda...
Share:

Wednesday, February 1, 2023

Shir u furmay madaxda Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ayaa lagaga arrinsanayey sidii loo mideyn lahaa hawl-galada lagu cirib-tirayo argagixisada

 Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, madaxweynaha Kenya William Ruto, madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, oo iyagu galinkii hore ee maanta...
Share:

Tuesday, January 31, 2023

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa xoreeyay deegaan istiraatiiji ah, waxaana howlgalkan lagu dilay tiro badan oo Al-Shabaab ah

 Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay ciidanka dowladda oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka iyo Al-Shabaab oo dhinac kale ah uu ka dhacay duleedka magaalada Wabxo ee gobolkaasi. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay ciidamada...
Share:

Monday, January 30, 2023

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in Soomaaliya ay siineyso lacag ka badan 41 milyan oo dollar

 Danjire Linda Thomas-Greenfield, Wakiilka dowladda Mareykanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ku dhawaaqday inuu Mareykanka bixin doono in ka badan 41 milyan oo doollar oo dhaqaale ah si loo badbaadiyo nolosha, laguna daboolo baahiyaha bini’aadinimo ee Soomaaliya. Xaaladda...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog