Monday, June 12, 2023

Imaaraatka Carabta oo Soomaaliya uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Shabeelada Hoose, waxayna cambaareeyeen weerarkii Hotelka Muqdisho.

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa Soomaaliya ka muujisay sida ay uga go’an tahay Qaraxii Saaka ee ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose ee Koofurta Magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ayaa...
Share:

Sunday, June 11, 2023

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kala hadlay wakiilka Midowga Afrika tillaabooyinka lagu dhimayo ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya

 Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada dalka kula kulmay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef. Sidoo kale danjiraha Midowga Afrika waxaa kulankaan uu la yeeshay Madaxweynaha ku wehliyey Taliyaha...
Share:

Saturday, June 10, 2023

Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho

 Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa soo afjaray dagaal socday in ka badan 7-saacadood oo ay ku doonayeen inay dib ugu soo ceshadaan hoteelka xeebta ku teedsan ee Al-Shabaab ay xalay saqdii dhexe ka qabsadeen magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Ugu...
Share:

Friday, June 9, 2023

XFS ayaa ka qayb galay Shirka Madasha labaad ee Arab Forum For Equality oo ka dhacay Xarunta QM

 Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa ka qayb galay Shirka Madasha labaad ee Arab Forum For Equality oo ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay Dalkaasi Wasiiro dowlaha Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada...
Share:

Thursday, June 8, 2023

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo kulankii u horeeyay la qaatay ergeyga cusub ee QM

 Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu u soo magacaabay dalkeenna Marwo Catriona Laing. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjire Catriona Laing ayaa ka wadahadlay dardargelinta...
Share:

Wednesday, June 7, 2023

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya ayaa ka wada hadlaya xoojinta iskaashiga milatari iyo la dagaalanka argagixisada

 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay Taliyaha ciidanka xoogga dalkaas General Fayyad Al-Ruwaili oo Wasiirka iyo Wafdigiisa ku soo dhaweeyay dalkaas. Wasiirka...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog