
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir
Maxamed Nuur “Jameeca” ayaa magaalada Shengshaw kula kulmay Safiirka Shiinaha u
fadhiya Soomaaliya, isagoo kala hadlay sare u qaadista xiriirka labada dal.
Kulanka wasiirka iyo safiirka ayaa lagu...