Friday, February 10, 2023

Real Madrid oo afar gool ku garaacday Al-Ahly Koobka Kooxaha Adduunka

 Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa guul weyn oo 4-1 ah ka gaadhay kooxda Al-Ahly ee dalka Masar, caawa fiidkii, oo arbacadii, kulan ka dhacay garoonka Moulay Abdullah ee magaalada Rabat, ciyaar ka tirsanayd semi-finalka koobka kooxaha adduunka. Real Madrid ayaa daqiiqadii...
Share:

Thursday, February 9, 2023

Imaaraadku oo bilaabay mashruuca horumarinta siyaasadda dhaqaalaha isagoo kaashanaya Ururka Iskaashiga iyo Horumarinta

 Wasaaradda dhaqaalaha ee Imaaraadka Carabta ayaa bilawday mashruuc lagu horumarinayo laguna casriyeynayo siyaasadda dhaqaalaha dalka si waafaqsan halbeegyada caalamiga ah ee ugu wanaagsan, iyadoo lala kaashanayo Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta (OECD) . Mashruucu...
Share:

Wednesday, February 8, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Talyaanig

 Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho ku saabsan xoojinta xiriirka Talyaaniga Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa marti-qaad ka helay madaxda dalka Talyaaniga, isagoo kulamo la...
Share:

Tuesday, February 7, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saddex Safiir halmar ka wada qaabilay aqoonsiga danjirenimo

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundi  iyo Thailand ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka...
Share:

Monday, February 6, 2023

Wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo booqasho ku yimid Soomaaliya

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bankiga Adduunka qeybtiisa Bariga iyo Koonfurta AfrikaMarwo Victoria Kwakwa iyo wafdi ay hogaamineysay. Madaxweynaha ayaa la wadaagay howlaha horutabinta u leh Soomaaliya,...
Share:

Sunday, February 5, 2023

Magaalada Baydhabo oo lagu soo gaba gabeeyay shirkii dib u heshiisiinta, iyadoo dhinacyadu ay heshiis ku gaareen doorashada

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ku soo gebagebeeyey wejigii labaad ee shirka dib u heshiisiinta.  Dhinacyada ka qeybgalaya shirka ayaa u suurtagashay...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog