GURIGA »
gudaha dalka
» Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Safiirka Imaaraadka kala hadlaya sare u qaadista iskaashiga labada dal
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda
Soomaaliya, Mudane Axmed Muallem Faki, ayaa maanta la kulmay Safiirka Isu-tagga
Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Mudane Axmed Juma Al-Rumaythi.
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa lagu
sheegay in Wasiirka uu kala hadlay Safiirka xiriirka labada dal ee walaalaha
ah, xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa iyo arrimo dhowr ah oo muhiim ah.
Waxaa xusid mudan in dowladda Imaaraadka Carabta ay dowladda Soomaaliya ka
taageerto dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, la dagaallanka
argagixisada, arrimaha bini’aadantinimada iyo horumarinta.
Doorka Imaaraadku waa mid la taaban karo marka loo eego ka hortagga
dhaqdhaqaaqa al shabaab ee Soomaaliya, waxaana ka marag kacaya fagaarayaasha
gobolka iyo caalamka taaku leemaha ay siiso
0 Comments:
Post a Comment