Tuesday, January 9, 2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku wajahan dalka Masar.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar mudane, Abdel Fattah el-Sisi. Marti-qaadka ayaa waxa dowladda Soomaaliya soo gaarsiiyey wafdi sare oo ka socday dawladda Masar oo 7-dii...
Share:

Monday, January 8, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray doorashada Puntland iyo guusha Saciid Deni

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashada uu markale ku guuleystay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ee maanta ka dhacday magaalada Garoowe. Madaxweyne Xasan ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi...
Share:

Sunday, January 7, 2024

Wasiirka Qorsheynta oo daah-furay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee 5-ta sano

 Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee shanta sano (2024-2028), taasoo diiradda saareyso fursadaha iyo ka gudubka caqabadaha si loo gaaro yoolalka horumarineed...
Share:

Saturday, January 6, 2024

Madaxwayne xasan Oo Mar Kale Ku Celiyay In Dalkiisu Diidmo Cajiib Ah Ku Diidayo Heshiiskii Is Afgarad Ee Ay Kala Saxeexdeen Itoobiya Iyo Somaliland

 Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay u midoobaan dhowrista...
Share:

Thursday, January 4, 2024

RW Xamsa oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa sheegay in machadkani looga fadhiyo in uu soo saaro aqoonyahan diimeed oo bulshada ku haga jidka saxda ah ee...
Share:

Wednesday, January 3, 2024

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdifitaax Al-siisi ayaa ku balamay inay adkeeyaan iskaashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Masar,

 Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi waxa uu taleefoon ka helay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Af-hayeenka rasmiga ah ee Madaxtooyada JSL, La-taliyaha Axmed Fahmy, ayaa sheegay in baaqaasi lagaga hadlay xidhiidhka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog