Xamza oo maanta
Muqdisho ka furay shirweyne muhiim ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane
Xamza Cabdi Barre ayaa maanta furay shir looga hadlayo Doorka Culimadu ay ku
leeyihiin taaba-gelinta nabadda iyo dib-u-heshisiinta.
Ra’iisul...
Tuesday, October 31, 2023
Monday, October 30, 2023
Midowga Yurub ayaa u qoondeeyay 20 milyan oo Yuuro si loogu taageero miisaaniyadda Soomaaliya

Midowga Yurub oo taageero dhaqaale ah siinaya DF Soomaaliya
Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay €89.5 Milyan oo Yuuro ah, oo €20 milyan oo
ka mid ah loogu talagalay in lagu taageero miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee
la meel mariyay.
Guddoomiyaha Midowga Yurub ee iskaashiga...
Sunday, October 29, 2023
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza
Soomaaliya oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin
Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29
October 2022-kii ayaa sheegay in Hay’addu iyo shacabka...
Saturday, October 28, 2023
Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud yaa ka qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya. oo ka dhacay dalka Belgium

Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub hordhigay dalab muhiim ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium ayaa halkaas uga
qayb-galay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya.
Madaxweynaha...
Thursday, October 26, 2023
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee dalka

wada hadal dhax marey Midowga Yurub iyo Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi
Barre, ayaa maanta oo Arbaca ah kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee
Soomaaliya, Karin Johansson.
Kulanka oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul...
Wednesday, October 25, 2023
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Midowga Yurub iyo Soomaaliya oo wada
hadal dhax mareyRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane
Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub
ee Soomaaliya Karin Johansson oo ay ka wada hadleen xoojinta...