Thursday, March 14, 2024

Soomaaliya oo laga cafiyay deymihii ay ku lahaayeen waddamada la isku yiraahdo Paris Club

 Soomaaliya oo 99% laga cafiyay deymihii ay ku lahaayeen waddamada la isku yiraahdo Paris Club Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mar kale guul wayn ka gaartay barnaamijka dayn cafinta, kadib markii Naadiga Paris uu cafiyay 99% daynmihii uu ku lahaa Soomaaliya,  taas...
Share:

Wednesday, March 13, 2024

Guddoomiye Ku xigeenka Hay’adda Maareynta ee SoDMA oo la kulmay Safiir ku xigeenka Safaaradda Imaaradka Carabta

 Guddoomiye Ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiboyinka Qaranka ee SoDMA Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa maanta la kulmay Safiir ku xigeenka Safaaradda Imaaradka Carabta Md. Seyf Cali Al-rashaash. Kulankaan ayaa looga hadlay sidii Dowladda Imaaradka Carabta ay hay’adda SoDMAuga...
Share:

Tuesday, March 12, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo laba arrin ka dalbaday shacabka

 War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan oo maanta kow ah, maadaama laga sooman yahay waddamada Islaamka oo ay ka mid tahay Soomaaliya. Ugu horreyn Madaxweyne...
Share:

Monday, March 11, 2024

Raashiin gargaar ah oo ka timid Imaaraadka oo laga qeybiyay Xamar weyne

 In ka badan 200 qoys oo ka mid ah shacabka degmada Xamar weyne ayaa maanta ka faaideystay raashiin gargaar ah oo dowladda Istuga Imaaraadka Carabta ugu deeqday. Raashiinka oo ka kooban noocyada kala duwan ee cuntada ayaa Imaaraadka Carabta ugu talagashay in ay ku soomaan...
Share:

Sunday, March 10, 2024

Ra iisulwasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Xarunta ka hortagga isbeddelka cimillada

 Ra’iisul Wasaaraha ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay ka hortagga isbeddelka cimilada iyo xaalufka deegaanka Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarun cusub oo qayb ka qaadanaysa ka hortagga isbeddelka...
Share:

Saturday, March 9, 2024

Imaaraatka Carabta ayaa wali sii wada deeqaha ay siiyaan Soomaaliya

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa guddoomay shixnad labaad oo gargaar ah oo ay ku deeqday dowladda Imaaraadka Carabta. Munaasabadan oo lagu qabtay garoonka Aadan Cadi ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka dhigan tahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday shacabka...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog