Tuesday, March 5, 2024

Imaaraatka Carabta ayaa Soomaaliya siiya raashin mucaawino ah

 Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta Munaasabadd Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay Shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka. Shixnadaan gargaar ayaa...
Share:

Monday, March 4, 2024

Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Sacdiyo Yaasiin oo booqatay Safaraadda Dwladda Imaaraatka

 Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta booqatay Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho waxaana ku soodhaweeyay Safiirka ufadhiya dalka Amb.Axmed Jumca Al-Rumeysi. Ugu...
Share:

Sunday, March 3, 2024

Laftagareen ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay safiirka Isu tegga Imaaraadka Carabta

 Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo haatan ku sugan gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ka bilaabay kulamo kala duwan oo xasaasi ah. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay safiirka...
Share:

Saturday, March 2, 2024

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta

 Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Juma Al Rumaithi ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdullaahi, waxaana uu kala hadlay Mashaariicda Imaaraadku ku taageerayo Dowladda....
Share:

Thursday, February 29, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo Nayroobi uga qeybgalaya shirka Caalamiga ah ee Isbadalka Cimilada

 Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa goordhaw gaaray  magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Joma Kiyata...
Share:

Wednesday, February 28, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Shirweynaha 6-aad ee Ururka QM u qaabilsan Deegaanka

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga qeyb-gali doono Meertada rasmiga ah shirweynaha 6-aad ee ururka Qaramada Midoobay u qaabbilsan Arrimaha deegaanka. Wasiirka Wasaaradda deegaanka...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog