Raysal wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku eedeeyay
madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, inuu masuul ka yahay fashilka ku
yimaada barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya.
Raysal wasaare Xamse oo ay tahay markii ugu horreysay oo uu arrimaha
Puntland...
Tuesday, May 9, 2023
Monday, May 8, 2023
DF oo shaacisay tirada ciidamo la keenayo dalka iyo dowladda bixinaysa kharashka
La-taliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa
shaaciyay in dowladda ay dalka dib ugu soo celinayso toban kun oo askari,
kuwaasi oo tababar kusoo qaatay afar dal, oo qaar kamid ah yihiin waddamada
deriska.
Ciidankan cusub ee la keenayo dalka...
Sunday, May 7, 2023
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kula qaatay Kusimaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobe

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf
Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay
Kusimaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kiki
Gbeho, iyo xubno ka tirsan xafiiska...
Saturday, May 6, 2023
AMISOM oo sheegtey sida ay uga go'an tahay inay sii waddo taageerada ay siiso ciidamada ammaanka Soomaaliya

Xilli dabayaaqada sanadka soo aadan ee 2024, la qorsheeyay in ciidanka
howlgalka midowga Africa ee ATIMIS ay ka baxayaan Soomaaliya ayaa waxaa
bartamaha sanadkaan lagu wadaa in dalka laga daadgureeyo kumanaan ka tirsan
ciidanka midowga Afrika sida uu sheegay mas’uul u...
Friday, May 5, 2023
Md Xasan oo si weyn u dhaliilay Saciid Deni, kana digay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay
xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gudaha maamulka Puntland ee salka ku haysa
doorashada maamulkaas iyo damaca la xiriira ee madaxweyne Saciid Deni.
Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in uusan raali ka...
Thursday, May 4, 2023
DF oo sheegtay in 70% hoos u dhaceen weeraradii Alshabaab ay geysan jireen

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in 70% hoos loo dhigay weeraradii
ay kooxda Alshabaab ka geysan jireen dalka, iyagoo bogaadiyey ciidamada amniga
oo guula ka gaaray dagaalka dib xorreynta dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay shirka golaha wasiirrada ayaa lagu sheegay...