
Xiddiga iyo gooldhaliyaha Portugal Cristiano Ronaldo ayaa isaga tagay
tartamada Koobka Adduunka ka dib markii ay guuldarro 1-0 ah ka soo gaartay
Morocco, shalay oo Sabti ahayd, wareega 8da ee tartanka.
Wargeyska Isbaanishka ee “ Sport ” ayaa sheegay in Ronaldo...