Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya
in maanta maleeshiyaadka kooxda Macawiisleyda ay weerar culus ku qaadeen
deegaanka Geed-weyne oo hoostaga degmada Jalalaqsi oo ka tirsan gobolkaasi,
halkaas oo ay sidoo kale ku suganaayeen xoogag...
Friday, September 9, 2022
Wednesday, September 7, 2022
Imaaraadka carabta oo gurmad cusub soo gaarsiiyey somaliya
Madaxa bini'aadantinimada ee Qaramada Midoobay ayaa saadaaliyay Talaadadii
in ugu yaraan 1 bilyan oo doolar si degdeg ah loogu baahan yahay si looga
hortago Macluusha Soomaaliya
bilaha soo socda iyo horraanta
sanadka soo socda markaasoo la filayo in laba xilli...
Tuesday, September 6, 2022
Liverpool ayaa isha ku haysa in ay iska furto kooxda Napoli ee dalka Talyaaniga
Liverpool ayaa ku bilaaban doonta ololaheeda Champions League xilli
ciyaareedka (2022-2023) iyagoo wajihi doona Napoli, Italy, garoonka Diego
Armando Maradona, Arbacada soo socota, koox ay Reds dhibaato badan kala
kulantay iska hor imaadyo hore.Liverpool ayaa haysata 6...
Monday, September 5, 2022
M/AFRIKA oo ergey cusub usoo magacaabay Somalia kadib cayrintii MADEIRA

Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa danjire Mohammed
El-Amine Souef u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo madaxa
howlgalka ATMIS ee Soomaaliya.
Magacaabistan ayaa timid ka dib markii bishii April ee la soo dhaafay la
ceyriyay wakiilkii Midowga...
Sunday, September 4, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarada Argagixiso ee ka dhacay Hirshabeele iyo Galmudug, Shacabkana ugu baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Soomaaliya,
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlau falkii ay Al-shabaab ku ay ku laayeen dad
rayidka ee ku sugnaa deegaanada Afar-irdood iyo Cadakibir ee kala kala tirsan
Gobolada Galgaduud iyo Hiiraan.
Madaxweynaha Xasan Shiikh ayaa sheegay in ay tillaabo...
Saturday, September 3, 2022
Ciidamada xooga dalka ayaa ka hortagay weerar argagaxiso oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku soo qaadeen gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta
ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ka fuliyeen duleedka magaalada
Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.
Howlgalka oo si gaar ah looga sameeyey waddada dheer ee xiriirisa
magaalooyinka...