Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Riyaad kaga qeybgalay Meertada labaad ee
Wasiirdda Difaaca wadamada Islaamka (IMCTC)
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed
Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey
Meertada...
Sunday, February 4, 2024
Saturday, February 3, 2024
Dagaal jab xoogan lagu gaarsiiyay kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saakay aroornimadii
hore ku dhexmaray deegaanka Shabeellow ee gobolka Mudug ciidamada dowladda iyo
kuwa Ururka Al-shabaab.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan kooxda Shabaab ay weerar
xoogan oo qaraxyo...
Thursday, February 1, 2024
Madaxweynaha JFS oo dalka Isu-tagga Imaaraatka kaga qeyb galay shir ku saabsan Amniga Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud, ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay amniga Soomaaliya oo ay
martigelisay dowladda Imaaraadka Carabta.
Shirkan oo dhacay Arbacadii shalay ayaa waxaa ka qeyb galay dalalka
Soomaaliya ka taageera...
Wednesday, January 31, 2024
Qaramada Midoobay ayaa raadineysa 1.6 bilyan oo dollar si loogu caawiyo 5.2 milyan oo Soomaali ah sanadka 2024-ka
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay u baahan tahay US$1.6 bilyan si
loo daboolo baahiyaha 5.2 milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool sanadka 2024-ka,
taas oo ku dhawaad 40 boqolkiiba hoos u dhacday marka loo eego 2023-ka.
Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada...
Tuesday, January 30, 2024
Guddoomiyaha Sodma oo furay shirka ka jawaabista arrimaha bini’aaddannimada
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane, Maxamuud
Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo qorshaha ka jawaabista
baahiyaha bini’adamnimo ee sanadkaan 2024.
Shirkan waxaa ka soo qayb-galay ku-xigeenka Ergayga gaarka ee xoghayaha
guud...
Monday, January 29, 2024
Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay wakiilka Bankiga Adduunka ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Axad
ah kulan la qaatay wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Christina Svensson.
Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay taageerada dhanka farsamada
iyo dhaqaalaha ee Bankiga Adduunka uu...