Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, “Ilaahay ha xifdiyo” waxa uu Dowladda
Soomaaliya u fidiyay gargaar bini’aadinimo oo deg deg ah oo qiimaheedu dhan
yahay 35 milyan oo Dirham, si loogu taageero dadaallada horumarineed ee ka
socda dalkan walaalaha ah.
Awaamiirta uu Sheikh...
Wednesday, September 13, 2023
Tuesday, September 12, 2023
Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, Madaxweynaha,Imaaraadka Allaha xifdiyee, wuxuu ku leeyahay meelo badan oo caalamka ah, wax tar muuqdhah
Madaxweynaha dawlada imaaraadka carbta mudane maxmed binu zaayid ayaa
kusocoda wadadi aabohi mudane sheekh zaayid binu suldhaan al nahiyaan sheekh
zaayid waxuu ahaa nin deeqsi ah oo caawin jiray dalalka ay dhibaato ka jirto
sheekh maxamed ayaa isna noqoday nin caawimo badan
Meel...
Monday, September 11, 2023
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa iska caabiyay weerar Al-shabaab ay ku
qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda ku lahaayeen gobolka Shabeellaha Hoose.
Boqolaal ka tirsan ciidamada dowladda ayaa subaxnimadii hore ee maanta
weerar ku qaaday fariisimo ciidamada dowladda...
Sunday, September 10, 2023
Masar iyo Soomaaliya ayaa ka wada hadlaya xoojinta iskaashiga dhinacyada caafimaadka iyo dadweynaha
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah
ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim, ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka
iyo Dadweynaha Masar, Dr. Khaled Abdel Ghaffar, oo ka qeyb galayay Shirka
Caalamiga ah ee Dadweynaha, Caafimaadka iyo Horumarinta....
Saturday, September 9, 2023
AFRICOM oo iska fogeysay masuuliyadda duqayn dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacday gobolka Galgaduud
Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa waxay iska fogeeyeen
duqayn geysatay khasaare dhimasho iyo dhaawaca oo kasoo gaartay dad rayid ah.
Duqeyntan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa lagu dilay
shan qof oo rayid ah iyo saddex ka tirsan...
Friday, September 8, 2023
Mareykanka ayaa abaal-marin lacageed oo gaaraya 10-milyan oo doollar ugu yaboohay ciddii keenta xog ku saabsan Abuu Cubeyda (Diiriye).
Mareykanka ayaa abaal-marin lacageed oo gaaraya 10-milyan oo doollar ugu
yaboohay qofkii soo sheega Axmed Diiriye oo loo yaqaan Axmed Cumar iyo Abuu
Cubeyda. Abuu Cubeyda ayaa ah hogaamiyaha Al-Shabaab — xilkaas oo uu hayay
tan iyo markii uu geeriyooday hogaamiyihii...