Tuesday, June 6, 2023

Shir looga hadlayo xaaladda bini’aadantinimo ee Soomaaliya oo ka furmay magaalada Kismaayo

 Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ka furmay Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bin'aadamnimada. Shirkaan waxaa si wada jir ah u daahfuray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wasiirka Qorsheynta XFS Cabdiraxmaan Beenebeene. Waxaa...
Share:

Monday, June 5, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa Sacuudiga

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa qalinka ku duugay heshiisyo cusub oo labada dowladood ay ku xoojinayaan xiriirka qotoda dheer ee labada dal. Guddoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa shalay magaalada Riyaad kula kulmay dhiggiisa...
Share:

Sunday, June 4, 2023

RW Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha dalka Jarmalka

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Iskaashiga Dhaqaalaha ee dalka Jarmalka, Jochwn Flasbarth, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga...
Share:

Saturday, June 3, 2023

Madaxweyne JFS Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay aqbalaada codsiga Soomaaliya ee Dallada (EAC)

 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC), taasoo ay qalinka ku duugeen Madaxda dalalka ku mideysan dalladan. Madaxweyne...
Share:

Friday, June 2, 2023

JFS oo la wareegtay guddoomiyaha Kormeerka joogtada ee Midowga Afrika ee Qaramada Midoobay

 Soomaaliya ayaa la wareegtay guddoomiyaha meertada ah ee Xafiiska Kor-joogtada Ergada Midowga Afrika ee Qaramada Midoobay. Danjiraha u fadhiya Soomaaliya Qaramada Midoobay, Amb. Abuukar Baalle oo xilkan qabanaya, ayaa xarunta Qaramada Midoobay ka jeedin doona hadalka korjoogtada...
Share:

Thursday, June 1, 2023

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in dalkiisa uusan ku adkeyn doonin rabitaanka shaqsi ama koox

 Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay, dalku inuusan u dabranaanayn shakhsi iyo ama koox uu ku tilmaamay inay doonayaan in kaligood la dhegaysto oo la fuliyo danahooda. Raysal wasaare Xamse wuxuu sheegay, Soomaaliya inay kasoo daashay in...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog