
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran
kaasoo socday muddo laba maalmood ah 11-12 September 2022. Shirka oo ku
qabsoomay magaalada Muqdisho waxaa ka soo qayb galay...