Thursday, February 29, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo Nayroobi uga qeybgalaya shirka Caalamiga ah ee Isbadalka Cimilada

 Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa goordhaw gaaray  magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Joma Kiyata...
Share:

Wednesday, February 28, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Shirweynaha 6-aad ee Ururka QM u qaabilsan Deegaanka

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga qeyb-gali doono Meertada rasmiga ah shirweynaha 6-aad ee ururka Qaramada Midoobay u qaabbilsan Arrimaha deegaanka. Wasiirka Wasaaradda deegaanka...
Share:

Tuesday, February 27, 2024

Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya oo la kulmay mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka

 Hay’ada Maareynta Masiibooyinka oo qaabishay Hay’ado Caalami ah Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID)...
Share:

Monday, February 26, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Ingiriiska

 Madaxweynaha Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru-dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska James Stephen Heappey oo booqasho ku yimid dalkeenna. Madaxweynaha ayaa la wadaagay wasiirka guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray...
Share:

Sunday, February 25, 2024

Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Saxiixay Sharci ay soo Gudbisay Wasaaradda..

 Madaxweynaha ayaa saxiixay sharciga ilaalinta iyo maareynta deegaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah saxiixay sharciga ilaalinta iyo maareynta deegaanka, kaasoo ay ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka...
Share:

Saturday, February 24, 2024

Mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Maareynta Musiiboyinka iyo Hirshabelle oo booqday biya xireenka Sabuun ee duleedka Jowhar.

 Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka  Md, Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay qayb ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure, wasiir ku-xigeenka  Wasaaradda Gargaarka , Guddoomiyaha Gobolka...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog