Sunday, November 26, 2023

Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan mashruuca ceelasha biyaha

Imaaraadka Carabta waxa ay Soomaaliya ku garab taagan yihiin dadaallada ay ku doonayaan in ay ku gaaraan xasillooni, amni iyo horumar. Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan qodista ceelal biyoodyo lagu taageerayo shacabka Soomaaliyeed...
Share:

Saturday, November 25, 2023

Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay Ururka Bulshada Bariga Afrika

 Soomaaliya oo ugu dambayn si rasmi ah ugu biirtay dallada bulshada bariga Afrika ee EAC Soomaaliya ayaa loo ogolaaday inay noqoto xubinta sideedaad ee Bulshada Bariga Afrika Jimcihii, Noofambar 24, 2023, wax yar ka badan hal sano ka dib markii Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...
Share:

Thursday, November 23, 2023

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka shiray xaaladaha ka dhashay daadadka iyo fatahaada

 Golaha Wasiirrada oo ka hadlay gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka iyo daadadka ka jira dalka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka, amniga iyo ciribtirka...
Share:

Wednesday, November 22, 2023

Jubbaland oo shaacisay khasaaraha ka dhashay daadadka iyo fatahaada wabiga Jubba

 Maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday iney sii korortay tirada dadka ku dhintay daadadka iyo fataahada Wabiga Jubba uu ka sameeyay deegaanada Jubbaland. Agaasimaha Wasaarada Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka maamulka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane ayaa warbaahinta...
Share:

Tuesday, November 21, 2023

Guddoomiyaha SoDMA oo beesha caalamka ka codsaday in ay gargaar u fidiyaan dadka ku waxyeelloobay daadadka ELNINO

 hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in doomihii ay u direen gobolka Gedo ay wax badan ka tareen badbaadinta shacabka ay daadadka...
Share:

Monday, November 20, 2023

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay magaalada London si uu uga qeyb galo shirka amniga cunnada adduunka

 Madaxweyne Xasan oo ka dagay London  Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u yimid London si uu u marti-geliyo Shirka Sugnaanta Cunnada Adduunka oo uu la yeelanayo Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak, Imaaraadka Carabta, Sanduuqa Maalgelinta Carruurta, iyo Hay’adda Bill...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog