Monday, July 24, 2023

Madaxweynaha JFS oo caasimadda Talyaaniga ee Roma uga qeybgalayo shirar heer caalami ah

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Madaxaweyne Xasan Sheekh ayaa dalkaas uga qeyb-gaya shirar heer caalami ah iyo kuwo heer gobol ah oo ka dhacaya Roma. Shirka...
Share:

Sunday, July 23, 2023

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay qorsheyneyso in ay ku xoojiso isbaheysiga milatari ee ay la leedahay Soomaaliya

 Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay qorsheyneyso inay xoojiso isbaheysiga milateri ee ay la leedahay dalalka Afrika oo ay Soomaaliya ku jirto, kadib kulan ay la qaadatay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, C/qaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka...
Share:

Saturday, July 22, 2023

Soomaaliya iyo Britain ayaa ka wada hadlay xoojinta dadaallada lagu ciribtirayo khatarta Al-Shabaab

 Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Mike Nethifrianakis ayaa maanta oo Jimco ah kaga wada hadlay xoojinta dadaallada...
Share:

Friday, July 21, 2023

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo soo xiray tababarka kor u qaadista doorka gabdhaha saxafiyiinta

 Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka qeyb galay 30 gabdhood oo saxafiyiin ah oo ka hawlgala hay’adaha Warbaahinta gaarka ah iyo ururada saxaafadda, waxaa uuna socday intii u dhaxeysay...
Share:

Thursday, July 20, 2023

Wasiirka Caafimaadka oo hor tagay guddiga horumarinta adeegga bulshada ee Golaha Shacabka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr; Cali Xaaji Aadam, oo ay wehliyaan Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Drs; Maryam Maxamad Xuseen, Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Xildhibaan Dr ; Maxamad Xuseen Maxamad ayaa guddiga horumarinta adeegga bulshada ee Golaha Shacabka ayaa Warbixin...
Share:

Wednesday, July 19, 2023

Ra’iisul Wasaaraha oo daah furay Xarunta Keydka Caafimaadka Qaranka

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo daboolaysa baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan daawo tayo leh oo la hubiyey badqabkeeda. Ra’iisul...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog