Marqaati ka timid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo dowladdiisa
ay hormuud ka tahay dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isla markaana uu
rajeynayo mustaqbal xasiloon oo aan xagjirnimo laheyn.
Sheekh Maxamuud oo wada hadal furan ka jeediyay Telefishinka...
Wednesday, May 3, 2023
Tuesday, May 2, 2023
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GOOB-FAGAARE AH KAGA JAWAABAY SU'AALAHA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh
Maxamuud oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu
soo weydiinayeen su'aalahooda la xiriira dowladnimada iyo waxqabadkiisa
sannadkii tagay ayaa soo bandhigay sida ay uga go'an...
Monday, May 1, 2023
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xarumo caafimaad oo wareegta ah gaarsiisay dowlad goboleedyada dalka qaarkood
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda
Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta Xarumaha Caafimaadka
ee guurguura oo loogu talagalay in wax loogu qabto Hooyada iyo Dhallaanka ku
wareejiyey Qaar ka mid ah Wasaaraddaha Caafimaadka...
Sunday, April 30, 2023
Soomaaliya oo shir muhiim ah kaga qeyb gashay dalka Marocco
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cilmi
Maxamuud Nuur ayaa magaalada Rabaat ee dalka Marocco ugu qeybgalay shirka
sanadlaha ah ee Hey'addaha Maaliyadda dalalka Carabta.Shirkaan ka furmay magaalada Rabaat ee dalka Morocco ayaa ah mid diirada
lagu...
Saturday, April 29, 2023
Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) iyo Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ayaa daah-furay mashruuc tijaabo ah oo lagu taageerayo u adkaysiga cimilada Soomaaliya iyo qorshaha la-qabsiga.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo
Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ayaa daah furay
mashruuc tijaabo ah oo lagu taageerayo ajendaha adkeysiga iyo la qabsiga
cimilada Soomaaliya.
Mashruucan oo loogu magac...
Thursday, April 27, 2023
Bayaan ka soo baxay madaxda wadamada ka qeyb qaadanaya ciidamada nabad ilaalinta KMG ah ee Soomaaliya:

Hogaamiyayaasha waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa isku
raacay in la sii wado dhimista ciidamada, iyadoo ku dhawaad 2,000 oo askari ay
dalka ka baxayaan bishii June, ayna ku xigaan 3,000 oo kale.
Hogaamiyeyaasha oo ku shirsanaa Kampala ayaa ku booriyay...