Showing posts with label Deegaanka. Show all posts
Showing posts with label Deegaanka. Show all posts

Wednesday, March 2, 2022

Abaaro ba’an oo isdaba joog ahaa ayaa ahaa kii ugu weynaa ee keenay hoos u dhaca ilbaxnimooyinka bariga Mediterranean-ka.

Abaartu waxay weli khatar ku tahay goobihii xadaaradaha qadiimiga ahaa. Dabayaaqadii kunkii labaad ee BC, xadaaradaha ka soo bilaabmay Giriiga ilaa Masar iyo Mesobotaamiya way burbureen. Dhawr sano gudahood, magaalooyinkii Xeet, Baabuloon, Mycenaeans iyo Kancaani way joogsadeen,...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog